M.hore ee Soomaaliya oo Tacsi diray Halgamaa Timiro Cukaash
Posted: Tue Jul 19, 2011 4:50 pm
London: (pp)- Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Mudane Abdillahi Yusuf Axmed ayaa wuxuu tacsi tiiraanyo leh udirayaa dhammaan shacbiga umada soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, isagoo uga tacsiyeynaya geeridii naxdinta badan laheyd ee ku timi Halyeeyad Timiro Cukaashe.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku sugan cariga Ingiriiska , gaar ahaan magaalada London ayaa Tacsida u dirayaan dhammaan umada soomaliyeed gaar ahaan qoyska Timiro cukaashe.
Madaxweyne C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ugu danbeyn wuxuu u duceeyey Halyeeyad Timiro Cukaashe ilaahna wuxuu uga baryey in ilaahay Janadii kawaraabiyo xisaabta qabrigana ufududeeyo Qoyskeedii iyo qaraabadeediina iyo dhammaan umada soomaliyeed in ilaah Samir iyo iimaan kasiiyo.