Page 1 of 1

Waxaan nii warsanaa

Posted: Wed Jul 20, 2011 1:06 pm
by Mureedi
Markii oo rabo inaa Youtube camal soo galiyo meehaan, see loo waxsimaa?

Ciyaal Warta aabi usaa shukhulkaan kasaayee

Re: Waxaan nii warsanaa

Posted: Wed Jul 20, 2011 1:22 pm
by BlackVelvet
WOW I thought only Ciyaal spoke that Somali :clap:

Aniga i quote-gareey fiiri sidaa usameeyey





Halaha = ka dambeeyo aa mesha youtube dax galineey

Re: Waxaan nii warsanaa

Posted: Wed Jul 20, 2011 2:08 pm
by Mureedi




Adi see camal yaakhey, jinoole ma iga dhigi rabtaane. Meekha oo = aa ku jirto meehaan?

Re: Waxaan nii warsanaa

Posted: Wed Jul 20, 2011 2:26 pm
by Mureedi
htt

Re: Waxaan nii warsanaa

Posted: Wed Jul 20, 2011 2:31 pm
by ciyaal_warta
Mureedi wrote:

Adi see camal yaakhey, jinoole ma iga dhigi rabtaane. Meekha oo = aa ku jirto meehaan?

muriidi abaa linkaga dhan masoo qaadeysid nooh meeshan waxi ka danbeeyo lee dhax dhigaa codka youtube loogu talagay sidaan camal hal o aan ku siyaadiyey si iiga mirqin camal [yooutube]Rbfl9yjTWjI&NR=1[/yooutube]

= waxi ka danbeeyo ilaa & lasoo gaarayo ee soo dhax dhigee abaaba

http://www.youtube.com/watch?v=Rbfl9yjTWjI&NR=1&feature=fvwp

kayga quote dheh sii u aragtid qaabkaan u sameyey nooh



[youtube]Rbfl9yjTWjI&NR=1[/youtube]

Re: Waxaan nii warsanaa

Posted: Wed Jul 20, 2011 2:36 pm
by ciyaal_warta
BlackVelvet wrote:WOW I thought only Ciyaal spoke that Somali :clap:

Aniga i quote-gareey fiiri sidaa usameeyey





Halaha = ka dambeeyo aa mesha youtube dax galineey

adiganeh intee isku hilmaamtey walaashey...u are one of us ciyaalka xaafada oo sijuu naga noqday lee aa tahay nooh :mrgreen:

Re: Waxaan nii warsanaa

Posted: Wed Jul 20, 2011 2:45 pm
by Garaad_LQ
loool,
1- copy the whole URL address http://www.youtube.com/watch?v=AEBtkIJuhQU

2 - delete anything before the A( http://www.youtube.com/watch?v=AEBtkIJuhQU) and keep the red part

3- highlight the remaining code AEBtkIJuhQU and then press Youtube on your top right