(Hargisa 23/07/2011) Magalada Hargeysa ayaa laga hirgeliyay wadooyin dhawr ah oo dhex mara labada daamood ee ay magaaladu ka koobantahay, wadooyinkan ayaa fududeeyay isku socodka xaafadaha ay dhexmaraan wadooyinkani, isla markaasna kor u qaaday bilicda xaafadaha ay dhexmaraan wadooyinkan cusubi.
Wadooyinka ugu humiimsan ee la sameeyay waxa ka mid ah wadada ka bilaabanta biriishka cusub ee Hargeysa oo si dhib yar kuugu ridaysa wadadii madaarka Hargeysa iyadoo ka soo dhexbaxaysa meel u dhaxaysa hotelada Ambassador iyo Star. Wadadani waxay culayska ka yaraynaysaa Biriishkii hore, iyadoo dadka ka imanaya shacabka ilaa iyo wixii ka shisheeya, ilaa xero awr iyo maansoor hotel ee u socoda madaarku ay hada marayaan wadadaas cusub ee sida fudud aad ugu tegi kartid madaarka mudo aan ka badnay 10-15 daqiiqo.
Hadaba waxa noqotay mid laga yaabo sababta loo horeysiiyey wadooyinka dhexmara xaafadaha, iyadoo ay si ba,an u jajabanyahiin labada wado ee wadanaha magaalada oo ah labada wado ee qudha ee magaalada dhexmara, waa labada wado ee midina hor marto dhakhtarka midina ay daba marto dhakhtarka oo labadooduba suuqa dhexmara.
Wadada sedexaad ee wadanaha magaalada oo la sameeyay ilaa laba sano ka hor ee marta beerta xoriyada kana soo baxda saladhiga dhexe ee booliska dabadiisa ayaa ahayd wado iyada qayb ahaan la sameeyay oo aan la dhamaystirin, wadadan ayaa aad uga burbursan halka ay ka soo bilaabanto oo ah isgoyska Bar xaraf ee biriishka cusub ee Hargeysa ilaa iyo meel ku dhow maxakmada. Wadadan ayaa qorshaheedu ahaa inay culuyska ka yarayso wadada weyn ee dhakhtarka hor marta, hase yeeshee wax baabuur ah oo maraysa arkimaysid amaba way yaryahiin 15kii daqiiqo ayaa laga yaabaa inaad hal baabuur aragtid sababtuna tahay burburka weyn oo aanay indhaaahgu qaadankarin siiba iskuulkii faarax oomaar hortiisa.
Dadka qaar badan ayaa dhinacaas iyo xukuumada dhexe eega, laakiin masuuliyada wadooyinkani waxay dusha ka saaranyahiin dowlada hoose ee Hargeysa oo ay ka muuqato hagrasho iyo waxqabad la,aan balaadhan iyadoo dhowaana badhitaankii gudidii ka hortaga musuqmaasaqu ay shaaca ka qaadeen in dowlada hoose ee Hargeysa ay ka jirto musuqmaasaq baahsan. Iyadoo soo qabasho xadhiga ah loo jaray xoghayaha dowlada hoose, hase yeeshee qabashadiisu aanay suurtogelin ka dib markii wasiirka arimaha dibadu is badheedh ah uu u hor istaagay qabashadiisa, maadama uu isagu ahaa masuulkii ninkan xilka u magacaabay.
Sumcad xumo ayay ku tahay xukuumada iyo guud ahaanba shacabiga somaliland marka labadan wado ay arkaan wufuuda dalalka dibadaha inooga yimaada, waxayna inoo arkayaan dad aan habayaratee waxba qabsan karin inay wax baryaan mooyaane, sababtoo ah waa meelaha umad laga qiimeeyo wadooyinka muuhimka ah iyo bilicda magaaladu,
Shacbiga reer Hargeysa waxaan leeyahay xukuumadii horeba waad bedesheene waxa la soo gaadhay xiligii aad bedelilahaydeen golaha deegaanka Hargeysa.
Full articlehttp://sdwo.com/War9.htm
Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado xumo
Moderator: Moderators
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado xumo
Last edited by Keyse_0208 on Sat Jul 23, 2011 5:22 pm, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado
Jiciir has ZERO vision. The worst mayor the city has ever seen, including Faqash era. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado
Hargeisa has had lazy/useless mayors lately, the best mayor I would say for hargeisa was Bile Rafle - he was doing so much for the city until he was replaced for doing the job beyond expectations.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado




- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado
Hargeysa wado xumo iyo biyo la`aan ayaa haysa.
Re: Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado
Magaalo bila shaaraca aduunka ilhaay ugu daran, inay wadooyenka xoog saaran bey aheed oy dhisan. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado
HELWAA wrote:Magaalo bila shaaraca aduunka ilhaay ugu daran, inay wadooyenka xoog saaran bey aheed oy dhisan.
Haday xitaa dhisaan ma nadiifin yaqaanaan. Bal bridge kii 1.5 millon dolaars lagu dhisay ee shalay dhamaaday waxa ciid saaran eeg

The mayor and the city counsels are all blood suckers. They're historically poor people with zero assets in the city who came to power to get rich....fuck them all.
BTW, happy birth day sis.
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado
Runtii most of these roads dont look too bad, only thing they're lacking is basic maintanance. i mean its not like u expect 100% perfect smooth roads like we have here west. they need like a whole team who are just dedicated to maintaining these roads on a monthly basis




specially the major motorways linking the cities





specially the major motorways linking the cities

Re: Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado
Thanx dhaga.Dhaga Bacayl wrote:HELWAA wrote:Magaalo bila shaaraca aduunka ilhaay ugu daran, inay wadooyenka xoog saaran bey aheed oy dhisan.
Haday xitaa dhisaan ma nadiifin yaqaanaan. Bal bridge kii 1.5 millon dolaars lagu dhisay ee shalay dhamaaday waxa ciid saaran eeg![]()
The mayor and the city counsels are all blood suckers. They're historically poor people with zero assets in the city who came to power to get rich....fuck them all.
BTW, happy birth day sis.
Osgaga iyo xaashiyaha iyo bacooyenka wax ka daran adhiga suuqa dhex marmareya, xageeba lagu arkey xaywaan caasimad dhex marmara.Inu mid kasta afarta adhi e caanaha ka listo cooshad yar oo dhiso aya la qaatey oo magaalada laga mamnuuco.Mid kasta oo meel lo dhiiba wa calool shaqayste, they dont give a shit.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Magaalada Hargeysa oo bilicdeda ay hoos u dhigayso wado
HELWAA wrote:Thanx dhaga.Dhaga Bacayl wrote:HELWAA wrote:Magaalo bila shaaraca aduunka ilhaay ugu daran, inay wadooyenka xoog saaran bey aheed oy dhisan.
Haday xitaa dhisaan ma nadiifin yaqaanaan. Bal bridge kii 1.5 millon dolaars lagu dhisay ee shalay dhamaaday waxa ciid saaran eeg![]()
The mayor and the city counsels are all blood suckers. They're historically poor people with zero assets in the city who came to power to get rich....fuck them all.
BTW, happy birth day sis.
Osgaga iyo xaashiyaha iyo bacooyenka wax ka daran adhiga suuqa dhex marmareya, xageeba lagu arkey xaywaan caasimad dhex marmara.Inu mid kasta afarta adhi e caanaha ka listo cooshad yar oo dhiso aya la qaatey oo magaalada laga mamnuuco.Mid kasta oo meel lo dhiiba wa calool shaqayste, they dont give a shit.
LOl

Dhaqan xumada halkay ka timid waan garan waayay.


-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 336 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 449 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 584 Views
-
Last post by kaliil
-
- 7 Replies
- 1024 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 53 Replies
- 2837 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 2 Replies
- 442 Views
-
Last post by CigaalSHiiDaaDCFC
-
- 9 Replies
- 1850 Views
-
Last post by LiquidHYDROGEN
-
- 17 Replies
- 1257 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 8 Replies
- 874 Views
-
Last post by Niya
-
- 5 Replies
- 944 Views
-
Last post by hargaysaay