• 43-45 dagaal oo u dambeeyay hsan kamid ahi waxay ahaayeen iska hor imaad inta kalana waxay ahaayeen dagaal aan qorshaysanay oon iskana u weerarnay.
• Wax dadkanaga ah oo nala dagaalamaa ma jiraan laakiin in ka mid ah ciidanka Ehiopia oo af-soomaaliga ku hadlaa way jiraan ama waa dad wadanka u dhashay.
• Shacabka iyo jabhadu waa isku mid.
• Saraakiil ka tirsan jabhada Oromada ayaan hada wada joognaa.
• Guulaha aan gaadhnay waxaa kia mid ah inaan shacabkanagii Ethiopian laga dhigin iyo in dadkanaga dagaal sokeeye ka dhaxaynin.
• Hay’ado sama fal ah oo xidhiidh la leh shacabka Ogaadeenya ma jiraan.