Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacabkii reer Lascanood
magaalada lascanood ayaa qar u saaran in magaalada ay ka cararaan inta ku hadhay kadib markii dil,dhac, iyo xabsi aan la garanayn meel uu ka yimid, waxaana hada ku xidhan jeelasha Burco iyo Hargaysa inta la ogyahay 675 qof oo aan wax loo haysta aan la garanayn.![]()
![]()
![]()
Guud ahaan magaalada lascanood ayaa waxaa ku hadhay dad faro ku tiris ah oo meel ay cararaan garan waayay kadib markii magaalada ay ka fadhiisteen afarta koone Ciidamada SNM mudo laga joogo 4 Sanno, waxayna dileen dad tiro badan oo waxay galabsadeen aan la aqoon.
Marka aad eegto magaalada ayaa waxaad arkaysaa sida Shacabka SSC ay ugu cararayaan magaalada Laascaanood iyga oo aan la aqoon cida ay ugu cararyaan guryahooda iyo dhulkooda kaliya ee ku hadhay,waxaana meesha ka sii baxaya shacabkii daganaa magaalada qudha ee caasimada Gobolka Sool oo ay dhisteen dadka ku abtirsada Dhulbahante.
Guusha ay gaadhay Jabhada SNM
Marka aad eegto dhibaatada ay ku jiraan shacabka dagan Gobolka Sool siiba kuwa dagan lascanood ayaa u muuqda mid aan wali dhiigu dhaqaanin shacabka dagan magaalada Lascanood iyaga mudadii lala joogay ee 4 sanno la kala qeebiya la isku diray, hubka la isugu dhiibay hadana cadho lagu kala seexan waayay Laascanood oo kaliya, waana guusha ugu wayn ee maanta ay SNM ku dhaxashay laascanood.
Dhaxalka danbe ayaa lahaan doona Lascanood
marka aad eegto sida loo qaxinayo shacabka SSC ee ku cararay Xagar dheer iyo dhadhaab![]()
xeryooyinka qoxootiga ee ay ararayaan kuwo Qurbaha jooga oo aan waxa dalka ka socda aan waxba ka ogayn iyo dhulka la qaadanayo, waxaa nasiib u yeelan doona Dhulkan SNM, hadii aan la joogin dadka laga rarayo magaalada Lascanood.
Waa maxay Sababta loo qaxinayo Shacabka SSC.
marka aad eegto shacabka SSC ee ku sugan qurbaha ee dadka ka raray dalka unna raray Keenaya iyo itoobiya waa kuwo la shaqaynaya JABAHADA SNM oo doonaya in dhulka lagu qaato sidaa, waxaaba la yaabaysaa kuwo qurbaha jooga oo leh isaga bax Lascanood oo tag Garoowe ama Hargaysa halkaas ayaan kuugu soo dirayaa biilkaaga”waa arin naxdin leh oo ku habsaday magaalada Laascanood.
Riix Kana Daawo Wararka WidhWidh Online Hargaysa iyo Garoowe oo ka lacagaysta Shacabka SSC Kadib markii ay dumiyeen Lascanood
Hargaysa iyo garoowe ayaa ku tashay in marnaba shacabka SSC uusan yeelan dhul ay dagaan, halka dad daga Gobolada SSC ayba u haystaa garoowe inuu yahay toll jira waa arin been ah oo meel loogu soo gabado aysan jirin bal isa daaye tollnimo waxay shacabka SSC kula jiraan dagaal hoose oo ah mar uun ay arkaan dhulbahante oo aan haysan deegaan.
http://www.radiowidhwidh.com/widhwidhne ... -ka-daawo/
Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacabkii
Moderator: Moderators
- CORRUPTION
- SomaliNetizen
- Posts: 956
- Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
- Location: The DON "HMC" Click Via London
- Contact:
Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacabkii
- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab
" Car waa kaasi Isaaq Keligii Dawlad Ha Noqdo" Fu'aad Aadan Cadde-






- CORRUPTION
- SomaliNetizen
- Posts: 956
- Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
- Location: The DON "HMC" Click Via London
- Contact:
Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab
CORRUPTION wrote:meel ay u cararaan garan waayay kadib markii magaalada ay ka fadhiisteen afarta koone Ciidamada SNM



- CORRUPTION
- SomaliNetizen
- Posts: 956
- Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
- Location: The DON "HMC" Click Via London
- Contact:
- CORRUPTION
- SomaliNetizen
- Posts: 956
- Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
- Location: The DON "HMC" Click Via London
- Contact:
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab


First it was majerteens on holiday courtesy of Keyse and now the qurjiles

Talk about dealing with the wrong travel guide.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab
Coruption abti digashadu ma fiicna you may find this funy and amusing but to some people its not
- Corruption1
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1297
- Joined: Fri Mar 04, 2011 8:30 pm
- Location: London
Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab
675 people in Jail
. inaba caadi maaha


-
- SomaliNetizen
- Posts: 495
- Joined: Tue Aug 07, 2007 6:01 pm
- Location: Buurdhuubo - greater Gedo region of Somali republic.
Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab
crowd management.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab
abdirisak22 wrote:crowd management.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 275 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 0 Replies
- 247 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 36 Replies
- 3037 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 0 Replies
- 190 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 13 Replies
- 880 Views
-
Last post by abdalla11
-
- 3 Replies
- 400 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 1 Replies
- 358 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 4 Replies
- 1248 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 9 Replies
- 2043 Views
-
Last post by rich-boy