Page 1 of 1

Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacabkii

Posted: Mon Jul 25, 2011 2:42 pm
by CORRUPTION
Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacabkii reer Lascanood

magaalada lascanood ayaa qar u saaran in magaalada ay ka cararaan inta ku hadhay kadib markii dil,dhac, iyo xabsi aan la garanayn meel uu ka yimid, waxaana hada ku xidhan jeelasha Burco iyo Hargaysa inta la ogyahay 675 qof oo aan wax loo haysta aan la garanayn. :lol: :lol: :lol:

Guud ahaan magaalada lascanood ayaa waxaa ku hadhay dad faro ku tiris ah oo meel ay cararaan garan waayay kadib markii magaalada ay ka fadhiisteen afarta koone Ciidamada SNM mudo laga joogo 4 Sanno, waxayna dileen dad tiro badan oo waxay galabsadeen aan la aqoon.

Marka aad eegto magaalada ayaa waxaad arkaysaa sida Shacabka SSC ay ugu cararayaan magaalada Laascaanood iyga oo aan la aqoon cida ay ugu cararyaan guryahooda iyo dhulkooda kaliya ee ku hadhay, :lol: waxaana meesha ka sii baxaya shacabkii daganaa magaalada qudha ee caasimada Gobolka Sool oo ay dhisteen dadka ku abtirsada Dhulbahante.

Guusha ay gaadhay Jabhada SNM

Marka aad eegto dhibaatada ay ku jiraan shacabka dagan Gobolka Sool siiba kuwa dagan lascanood ayaa u muuqda mid aan wali dhiigu dhaqaanin shacabka dagan magaalada Lascanood iyaga mudadii lala joogay ee 4 sanno la kala qeebiya la isku diray, hubka la isugu dhiibay hadana cadho lagu kala seexan waayay Laascanood oo kaliya, waana guusha ugu wayn ee maanta ay SNM ku dhaxashay laascanood.

Dhaxalka danbe ayaa lahaan doona Lascanood

marka aad eegto sida loo qaxinayo shacabka SSC ee ku cararay Xagar dheer iyo dhadhaab :lol: :lol: xeryooyinka qoxootiga ee ay ararayaan kuwo Qurbaha jooga oo aan waxa dalka ka socda aan waxba ka ogayn iyo dhulka la qaadanayo, waxaa nasiib u yeelan doona Dhulkan SNM, hadii aan la joogin dadka laga rarayo magaalada Lascanood.

Waa maxay Sababta loo qaxinayo Shacabka SSC.

marka aad eegto shacabka SSC ee ku sugan qurbaha ee dadka ka raray dalka unna raray Keenaya iyo itoobiya waa kuwo la shaqaynaya JABAHADA SNM oo doonaya in dhulka lagu qaato sidaa, waxaaba la yaabaysaa kuwo qurbaha jooga oo leh isaga bax Lascanood oo tag Garoowe ama Hargaysa halkaas ayaan kuugu soo dirayaa biilkaaga”waa arin naxdin leh oo ku habsaday magaalada Laascanood.

Riix Kana Daawo Wararka WidhWidh Online Hargaysa iyo Garoowe oo ka lacagaysta Shacabka SSC Kadib markii ay dumiyeen Lascanood


Hargaysa iyo garoowe ayaa ku tashay in marnaba shacabka SSC uusan yeelan dhul ay dagaan, halka dad daga Gobolada SSC ayba u haystaa garoowe inuu yahay toll jira waa arin been ah oo meel loogu soo gabado aysan jirin bal isa daaye tollnimo waxay shacabka SSC kula jiraan dagaal hoose oo ah mar uun ay arkaan dhulbahante oo aan haysan deegaan.

http://www.radiowidhwidh.com/widhwidhne ... -ka-daawo/

Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab

Posted: Mon Jul 25, 2011 2:43 pm
by Barkhadd
:lol: :lol: :lol:

Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab

Posted: Mon Jul 25, 2011 2:45 pm
by Knight of Wisdom
" Car waa kaasi Isaaq Keligii Dawlad Ha Noqdo" Fu'aad Aadan Cadde-


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:


Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab

Posted: Mon Jul 25, 2011 2:45 pm
by CORRUPTION
CORRUPTION wrote:meel ay u cararaan garan waayay kadib markii magaalada ay ka fadhiisteen afarta koone Ciidamada SNM
:lol: :lol: :lol:

Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab

Posted: Mon Jul 25, 2011 3:06 pm
by CORRUPTION
8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-) 8-)


Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab

Posted: Mon Jul 25, 2011 3:14 pm
by CORRUPTION
Image

Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab

Posted: Mon Jul 25, 2011 4:19 pm
by Cali_Gaab
:lol: :lol:

First it was majerteens on holiday courtesy of Keyse and now the qurjiles :lol:

Talk about dealing with the wrong travel guide.

Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab

Posted: Mon Jul 25, 2011 4:35 pm
by hargaysaay
Coruption abti digashadu ma fiicna you may find this funy and amusing but to some people its not

Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab

Posted: Mon Jul 25, 2011 4:39 pm
by Corruption1
675 people in Jail :shock: :shock: . inaba caadi maaha

Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab

Posted: Mon Jul 25, 2011 4:44 pm
by abdirisak22
crowd management.

Re: Jeelasha Burco iyo Hargaysa oo ay buux dhaafiyeen shacab

Posted: Mon Jul 25, 2011 4:56 pm
by Cali_Gaab
abdirisak22 wrote:crowd management.

:lol: