Garoowe:-Waxaa indhawaale la hadalhayay wadahadal nabadeed oo u socda Puntland iyo kooxda Galgala kaas oo lagu doonayo in lagu soo afjaro dagaalka ka dhaxeeya Puntland iyo kooxda Galgala si loo helo xal nabadeed oo waara.
Wadahadalkan oo aan la shaacin ayaa waxaa la sheegayaa in qayb ka mid ah kooxda Galgala ay mar hore ay heshiis la gaartay Puntland, halka qaar kalana uu wadahadal u socdo, waxaana la sheegayaa in hogaamiyihii Kooxda Galgala Attam uu isagu ku sugnayn Puntland, walow, aysan caddayn in uu qayb ka yahay wadahadalka iyo in kale.
Khaliif Ciise Mudan Wasiirka Cusub ee Amniga Puntland ayaa caddeeyay in uu jiro wadahadal Puntland iyo kooxda Galgala u dhaxeeya, waxaana uu sheegay in berri si buuxda loo ogaan doono heshiiska cidda lala galayo iyo nooca uu ahaan doono.
Arintan, ayaa waxay tahay war wanaagsan haddii heshiiskan dhaco waxaana soo afjarmi doona dhibaato badan oo dad ku dhinteen, kuwana ku dhaawacmeen, hanti badana ay ku bur-burtay, waxaana shaki ku jirin in labada dhinacba aan wax dan ah ugu jirin dagaal sii socda.
Maxaa ka jira wadahadal la sheegay soo daxia Puntland & ATOM
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1201 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 495 Views
-
Last post by Abdihaliim
-
- 16 Replies
- 984 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 0 Replies
- 351 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 6 Replies
- 1005 Views
-
Last post by HooBariiska
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by kaliil
-
- 10 Replies
- 1312 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 11 Replies
- 1095 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 4 Replies
- 807 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 4 Replies
- 667 Views
-
Last post by rich-boy