Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnimada

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnimada

Post by FBISOMALIA »

Baargaal: (pp)- Beesha Siwaaqroon waxay badankoodu degaan dhulka loo yaqaan Calbari iyoa Raasulcaseyr, waxaana la degan beelo badan oo walaalo la ah. Waa halki uu ka soo askumay magaca Puntland, wuxu na baxay 3000 sano ka hore. Waa degaanki ganacsiga la lahaa boqoradii Faraaciinta ee Masaarida. Waa waagaas marka degaankaas loo bixiyay dhulkii Punte oo micnaheedu yahay dhulkii udugga. Saas darteed deegaanka Calbari wuxuu leeyahay taariikh dheer oo lagu faanikaro, bulshada Puntland na wuxuu u leeyahay qiimo gaar ah.

Deegaanka Baargaal

Daljoogtada iyo qurbajoogtada beelweynta Siwaaqroon waxay sandkan bilowgiisa isugu yimaadeen shirweyne taariikhi ah oo ka dhacay degmada Baargaal. Shirwynaha waxa ka soo qaybgalay waxgarad fara badan oo ay ka midyihiin: isimo, siyaasiyiin (wasiiro iyo xildhibaano), aqoonyahano, ganacsato, dumar iyo dhalinyaro ba. Shirweynaha oo socday 10 beri, waxa ka soo baxay go’aamo dhaxalgal ah oo ku dayasho mudan, ka na tarjumaya gaar ahaan danta Beesha Siwaaqroon iyo guud ahaan danta bulshada reer Puntland. Go’aamada ka soo baxay shirweynaha waxay ka koobanyihiin 18 qodob oo kan ugu horeyaa uu cadeynayo in midnimada Puntland tahay muqadas. Qodobka labaad wuxu ugu yeerayaa beesha in mashaariic horumarineed laga hirgeliyo degaanka xag waxbarasho, xag caafimaad iyo xag dhaqaale iyo xag bulsho ba.

Qurbajoogtada beeshu waxay soo jeedinayaan arimaha hoos ku xusan:


- Degaanka Calbari waxa lagu tilmaamaa gaari-waa, taas oo micnaheedu tahay wax qabad dowladeed ma gaari karo. Waxa muuqata in bulshada reer Calbari la gees mariyay mashaariicdi horomarineed iyo xuquuqdi ay ku lahaayeen dowladda Puntland. Dowladda waxa loo dhisay in ay wax u qabato tuulo kasta, degmo kasta iyo gobol kasta. Beeshu waxay sheeganeysaa dulmi iyo cadaalo daro, marka waxan dowladda ugu baaqeynaa in ay wax ka qabato dhibaatooyinka ka jira degaanka Calbari iyo in la tixgeliyo cabashada beeshu ay soo bandhigeyso. Eedda beeshu u soo geedineyso dowladda, waa in ayan wax u dhimin xiriirka walalnimo ee ay beeshu la leedahay bulshada reer Puntland.

- Muddo dheer ayaa bulshada Calbari codsanayeen ku na taamayeen in degaankooda si sharciyeysan looga dhigo gobol si ay u dhistaan maamul tayo leh, dadka na loogu dhiirigeliyo in ay u guntadaan dhismaha degaankooda, iyo in ay sahlanaato in laga hirgeliyo gobolka mashaariic horumarineed. Dowladihii hore waa caddeyeen in degaankaasu gobol ku wacanyahay, arintiisu na meel fiican ayey mareysay. Nasiib xumo wax jawaab ah oo la xiriirta arinta gobolka weli ma laga hayo dowladda Puntland ee hadda jirta. Waxa dhab ah in gobolka Calbari ama Raasulcaseyr uu noqondoono kan ugu balaaran ugu na kheyraadka badan gobolada Puntland. Waxan si xilkasnimo leh ugu baaqeynaa dowladda Puntland in ay si daacad ah u tixgeliso codsiga beesha oo ay sharciyeyso gobolka Calbari, waayo wuxu dan u yahay guud ahaa bulshada reer Puntland iyo dowladda ba.

Waxan si niyadsami leh oo xushmadi ku dheehantahay ugu baaqeynaa guud ahaan bulshada reer Puntland in arimaha hoos ku xusan la tixgeliyo:
- Puntland waxay ka mid tahay wadan ay qaybtiisa konfureed masiibo aan xalkeedu muuqan ku habsatay, saas darted waxa haboon in laga tabaabusheysto saameynta ay ku yeelan karto Puntland, waxa na looga gaashaamankaraa:
-I. Si waafaqsan diinteena macaan, dhaqankeena wacan, iyo dadnimadi kartida iyo hufnaanta ku saleysneyd ee lagu aqoonjiray bulshada reer Puntland.

- II. Bulsho waxay dhibaato kasta uga hortegi kartaa midnimo, iskaashi, is qadarin iyo talo mideysan. Waa in laga dirtoonaadaa: hudhu, fidmo wale, mid soori qaaday, gar ma qaate iyo mid aniga yiri.

- III. Waxa ugu weyn oo midnimada bulsho xoojin karaa, sharaf iyo karaamo qarannimo na u horseedi karaa waa cadalad dhab ah.

Xubnaha qurbajoogtada Beesha Siwaqroon ee soo tebinaya baaqan
1. Caaqil cabdulaahi cali samatar
2.caaqil ali yusuf ciise {gudoomiyaha jaaliyada u.k}
3. Caqil mohamud mahamed adan dubuje. G kixigeen.
4. Caaqil faarah maxamed faarax fuqtare
5. Mahad cabdulahi samatar
6. Caaqil xayle cabdi ismaciil boobolare.
7. Axmed nuur cabaas.
8. Maxamed nuur shalmad.
9. Prof. Mohamed salah afduub.
10. Abshir xareed cali.
11. Caaqil salax maxamed cali xabeeb.
12. Axmed salax maxamed.
13. Cabdiqani maxamed muuse.
14. Maxamed cabdulahi cali.
15. Maxamed yusuf muuse {qaylo}
16. Caaqil salad xasan cali.
17. Xasan salad cali.
18. Mahad maxamed ismaciil.
19. Maxamed cali adan.
20.Saciid muuse garoon.
21. Caaqil maxamed yusuf mabego.
22. Mohamed sacid cilmi muuse xaaji.
23. Said cabdulahi maxamud.
24. Cabdulqadir abokar axmed
25. Xasan abokor
26. Abshir cali cusman.
27. Abdulqaadir maxamed ciise. Koonte.
28.cabdikarin maxamed cusman.
29.maxamed faarah jamac lamuube.
30.mahad cabdulahi ciise
31.dr. Axmed yusuf, indhataag, { u.a.e}
32. Aqoonyahan saalax salaad cabdirahman {ksa}
33. Aqoonyahan maxamed nuur cabaas. {qadar}
34. Maxamud nuur cabaas
35.cusmaan axmed bangax. ¨
36. Awbariis {oman}
37. Prof. Maxamed xareed cali
38. Dr, caaqil maxamed saciid ciise
39. Dr. Maxamed m. Allore
40.cabdirisaaq salaad
41. Caaqil abdi m.allore
42. Axmed m.allore
43. Prof. Maxamud m.muse
44. Xusen m.muse
45. Xasan m. Muse
46. Dr. Maxamed s.abdalla
47. Liban x.sicid
48. Nur x.siciid
49. Cabdulqadi.m.maxamud
50. Cabdi s.omar
51. Salax qaasim
52. Cali h. Jamac
53. Muse m.yusuf
54. Cabdulahi yusuf
55. Maxamud sicid
56. Ing. Axmed murux
57. Xasan a.negaro
58. Cabdulqadir yusuf
59. Xusen maxamed
60. Cabdiaziz s. Jamac
61. Jamac h. Jamac
62. Mustafa a. Hasan
63. Abukar a. Xasan
64. M. Siciid jamac
65. Alxaaji abdiraxman
66. Maxamed x.abdiraxman
67. Cabdulqadir s. Jamac
67. Habib maxamed sacid.
68. Omar mohamed omar.
68. Mohamud huseen salaad.
69. Mohamed ahmed saalah.
70. Caaqil qaasim xaamid
71. Abshir xaaji ciye.
72. Yusuf maxamed yuusuf ciise (affey)

Dumarka.
73. Fadumo nuur cabaas.
74. Drs..samiiro nuur cabaas.
75. Faadumo aadan dheere
76. Rahmo salad ali.
77. Su’ad mohamed sacid
78. Maryan osman guled.
79.halimo haji saalah {birishkolo}
80.shukri haji sacid xoore.
81. Khadijo haji sacid xoore.
82. Ninco bashiir
83. Muno salah sagaar.
84. Khadro xareed ali.
85. Najmo mohamed sacid.
86. Ruqiyo ahmed salah.
87. Roda salad hasan.
88. Najmo mohamed ali.
89. Sacdiyo mohamed hasan.
90.maryan nuux dowsar
91. Murwo yusuf issa
92. Amino qurbaale
93. Xabiiba saciid ciise
94. Caasho x.sciid
95. Joharo.x.siciid
96. Xaliimo. M.muse
97. Maryan. M.muse
98. Xaliimo. A.ali
99. Seynab. A.ali
100. Fadumo. Ali
101. Sahra. Ali aadan
102. Xaliimo. Salax
103. Sacdiyo.yusuf
104. Fadumo maxamed xareed
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnima

Post by udun »

Great declaration.

Thanks bro FBISomalia for bringing articles to the section. :up:
User avatar
XaliimoFarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2936
Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
Location: Only words on screen

Re: Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnima

Post by XaliimoFarax »

Midnimada? Is individualism?
User avatar
CismanMaxamud1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1824
Joined: Sun Jan 02, 2011 11:16 am
Location: SSDF/Kulmis

Re: Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnima

Post by CismanMaxamud1 »

Image :up:
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnima

Post by Aseelah-Raaida »

XaliimoFarax wrote:Midnimada? Is individualism?
No ,it means Unity. :up:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnima

Post by quark »

:up:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnima

Post by Xamud. »

XaliimoFarax wrote:Midnimada? Is individualism?

:lol: :lol: :lol:
User avatar
XaliimoFarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2936
Joined: Wed Sep 15, 2010 9:44 pm
Location: Only words on screen

Re: Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnima

Post by XaliimoFarax »

Xamud. wrote:
XaliimoFarax wrote:Midnimada? Is individualism?

:lol: :lol: :lol:
:twisted: :twisted: :twisted:
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnima

Post by Xamud. »

XaliimoFarax wrote:
Xamud. wrote:
XaliimoFarax wrote:Midnimada? Is individualism?

:lol: :lol: :lol:
:twisted: :twisted: :twisted:

8-) :mrgreen:
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnima

Post by Hyperactive »

who're siwaaqroon Baaq?
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Qurbajoogta Beesha Siwaaqroon Baaq Taageeraayaan Midnima

Post by Executive »

hyperactive wrote:who're siwaaqroon Baaq?
siwaaqroon wa majerteen

Baaq wa declaration :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”