Lionow I dhegeyso
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Lionow I dhegeyso
Lion,
1. Waxaad soo qortey poem-kan ;
Madaxa iyo Mindhicirga Malax ha idinka gashee
Maxaa idinku Mashquuliyay qabyaalad iyo waxaa macno leheen.
Majerteen iyo Mareexaan waa isku Muqaal ee, Maxaa Murugtan idin galiyay
Malikul quduuskaan ku dhaartee, Miisaanka aakhira baan idin sugi.
Muslim iska dhigee kuwa soo koraya wax fiican u Muujiya.
Meeshan Majaajilo baan unimiyee, eed Maad ka joogtaan Marqaankan.
Macluumta baad baratiin ood wadiinkana Maamulatiin. Mareykan weligii
Lama joogi, maa baraarugtiin.
Maalin baan Alle ka baryi inuu Miirka nagu soo celiyo sidaan
Muqdisho ugu laabano.
2. Waxaan ku jawaabay.
Waxaan dhegeysanayaa heesta la yidhaahdo "Arligeygow" aadna waan u jeclahay Muqdisho iyo Somalia.
3. Waxaad iigu soo jawaabatay;
Nobody realy cares about Mogadisho or Somalia. What do you think of my poetry skills.
Now here is your response from me.
First speak for yourself only.
I thought the author was unknown??? And you are saying what do you think of my poetry skills?
The second last verses says :Maalin baan Alle ka baryi inuu miyirka nagu soo celiyo si aan Mogadisho ugu laabano. ( This shows that you care about Mogadisho).
ugu dambayntii;
Lionow I dhegeyso,
Luuqaddaadii garan waayey,
Liqi waayey warkaaga.
Waddankeygu luulkiyo,
Lacagtaa adduunyada,
Wuu igala weynayahay,
Laabteyduu ku yaalaa,
Laylkii habeenkii,
Luguuyada dul taala,
Kama ledo walaahiye,
Laydh caafimaad iyo,
Ladnaan inuu ku waaraan,
Ladiifka uga tuugee,
Language-kaaga Ilaali!!!

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
[quote="kambuli"]Sir-Lugooyo,
I am not a poet, laakiin waan turtaa wax u eg gabay.
Intellex,
Please read carefuly before you respond to anyone. I am not into qabiil bashing and stuff. It was lionheart's peom, not mine.
[/quote]
Well, you put LH where he belonged with that afarreey. How could you be Dhulos and not into qabiil?

[quote="kambuli"]Sir Lugooyo,
Sowdiga noqdey sidii Basra!! Miyaad i xuuraamaysaa??????
Honestly I am not into qabiil.
[/quote]
Huuno kuma xuuraamayo ee magaca ayaa asli ah, salkiisana waxaan ku qiyaasay reerahaas. Qoraaladaadana waxaan ka sawirtay inaad tahay gabadh aad u qurux badan (oo marwo ah, I could be wrong on this one) sida Quruxley, Dhulosna waa qabiilka ugu gabdho qurxoon iyaga iyo Raxanweyntu, marka saasaan kuugu qaatay, haddan khalad kaa galayna Raali noqo huuno.
Sowdiga noqdey sidii Basra!! Miyaad i xuuraamaysaa??????
Honestly I am not into qabiil.
[/quote]
Huuno kuma xuuraamayo ee magaca ayaa asli ah, salkiisana waxaan ku qiyaasay reerahaas. Qoraaladaadana waxaan ka sawirtay inaad tahay gabadh aad u qurux badan (oo marwo ah, I could be wrong on this one) sida Quruxley, Dhulosna waa qabiilka ugu gabdho qurxoon iyaga iyo Raxanweyntu, marka saasaan kuugu qaatay, haddan khalad kaa galayna Raali noqo huuno.
- kambuli
- SomaliNet Super
- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Sir-Luggoyo,
Waxba khalad igamaad gelin.
Aniga aragtideyda, Somalida waxaa ugu gabdho qurxoon Hadamo iyo qolyaha la isku yidhaahdo Xiimayda. Dhuloos maybe #3 or 4. Laakiin Somaalida oo dhan waa dad qurux badan. U fiirso marka la isugu yimaaddo goobaha xafaladaha kuligood way qurxoon yihiin. dadka gaajo iyo arrad baa hayey eh waa dad qurux badan. I wish inaynu caligana saas uga qurxoonaan lahayn.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 423 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 8 Replies
- 585 Views
-
Last post by LeJusticier
-
- 1 Replies
- 319 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 11 Replies
- 914 Views
-
Last post by kaliil