Page 1 of 2

Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 10:38 am
by grandpakhalif
Muqdisho, Somalia (AOL) – Magaalada Muqdisho ayaa waxaa 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka socday dagaal qaraar oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG ah oo garabsanaya kuwa AMISOM iyo Alshabaab.

Dowladda KMG ah ayaa dagaaladaasi ka sheegatay in ay guulo waa weyn kasoo hooyeen, ayaga oo sheegay in ay qasaaro aad u weyn u geysteen ciidamadii Alshabaab, taasoo u suurta galisay in ay qabsadaan saldhigyadii ay Al-shabaab ku lahaayeen suuqa Bakaaraha iyo dhowr meelood oo kale.

Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa AMISON ayaa waxaa kale oo ay sheegeen in firxadkii ciidamada Al-shabaab ay sii marayaan daafaha waqooyi galbeed ee Muqdisho, halka ciidanka Al-shabaab ay iyana sheegeen in ay jug culus ku dhufteen ciidamada dowladda iyo kuwa AMISON ee wada socda, isla markaana ay ka qabsadeen difaacyo cusub.

Al-shabaab ayaa waxaa kale oo ay sheegeen in dagaaladii ugu danbeeyay ee Muqdisho ka dhacay ay ciidanka Uganda uga gubeen Taangiyo inta u
dhexeysa saldhigga Wardhiigley iyo isgoyska Cali Kamiin ee magaalada Muqdisho. Halkaan ka daawo muuqaalka Taangiyada looga gubay ciidanka AMISOM magaalada Muqdisho.

Ilaa iyo hadda ma jiraan warar madax banaan oo xaqiijin kara guulaha ay kala sheeganayaan ciidamada Dowladda KMG ah iyo AMISOM oo isku dhinac ah iyo kuwa Al-shabaab ee ku dagaalamaya magaala madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho.
Image

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 10:40 am
by grandpakhalif
Daawo Bakhtiga...........

Muqdisho:- Waxaa Magaalada Muqdisho ku halaagsamay, Ciimada Shisheeye, waxaana laga gubay Taangiyaal. Sidoo kale waxaa la soo bandhigay Bakhtigooda iyo goobihii looga baxay ee lagu xasuuqay. Ciimada Mujaahidiinta ayaa kaartooyin dagaal oga baxay goobo la rabay in ay soo galaan Ciimada shisheeye, waxaana ka dhacday in la yiraahdo qaqabta.

Xeeladda dagaalka ayaa la badalay sida uu sheegay Afhayeenka Ciimada Mujaahidiinta, Sheekh Abuu Muscab. Hoos ka Daawo Masawiradii soo bandhigida bakhtiga Ciimada Shisheeye iyo goobihii laga qabsaday.

Image
Image
Image
Image

Image

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 10:45 am
by grandpakhalif
Allahuakbar, the pugnosed bantu crusaders have been defiled and defeated. :up: :up:

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 10:49 am
by Coeus
Look at these animals, showing dead bodies to children as young as 3. Crazy fuckers.

HHAHAH they lost bakara market. they have retreated :up: :up: :up: :som: :som: :som: :som:

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 10:52 am
by grandpakhalif
:lost: Stupid murtad

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 11:04 am
by melo
coeus, what the fock is wrong with u? How can you so show such support to murderous killers called Amisom? You can be against Shabaab and not support these jareer terrorists. Have some respect for yourself.

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 11:06 am
by Coeus
grandpakhalif wrote::lost: Stupid murtad
now that they dont have any source of funding from bakara, taking them on will be easier. And your flip flopping ass will dissapear when al kelab is defeated little arab lover.

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 11:09 am
by Coeus
melo wrote:coeus, what the fock is wrong with u? How can you so show such support to murderous killers called Amisom? You can be against Shabaab and not support these jareer terrorists. Have some respect for yourself.
What the hell is wrong with you, do you support these basterds denying food aid for civilians? These arab lovers are sent here from saudi arabia to kill off somalis. Wallahi i hope each and one of them to be publicly executed. Al kelab has no place in somalia.

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 11:12 am
by melo
Coeus wrote:

You missed the last part of my post. Read and then respond.

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 11:17 am
by grandpakhalif
:lol: The Arab is not the one sending mercerneries to prevent an Islamic governance in my country? Is he? Rather love my muslim brothers than crusading animals

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 11:21 am
by Coeus
grandpakhalif wrote::lol: The Arab is not the one sending mercerneries to prevent an Islamic governance in my country? Is he? Rather love my muslim brothers than crusading animals
flipflopper i would love to see what role you take when al kelab is gone.

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 11:22 am
by grandpakhalif
Al shabab will never be gone :up: :D

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 12:06 pm
by ciyaal_warta
dumb ars that is what u call push back that is maxamud xarbi skool which close to calikamiin intersection which was the place they captured..few alkabab suiciders jump on the tank and burn with it last nite and 2day ur ars is behind labadhagax :lol: :lol:

btw i know that place like the back of my hand that is the upper part of my hooooooooood

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 12:17 pm
by melo
ciyaal_warta wrote:dumb ars that is what u call push back that is maxamud xarbi skool which close to calikamiin intersection which was the place they captured..few alkabab suiciders jump on the tank and burn with it last nite and 2day ur ars is behind labadhagax :lol: :lol:

btw i know that place like the back of my hand that is the upper part of my hooooooooood

You don't know Somali or English. What is your first language ciyaal? :lol:

Re: Al shabab mujahideen push back (pics)

Posted: Fri Jul 29, 2011 4:13 pm
by ciyaal_warta
melo wrote:
ciyaal_warta wrote:dumb ars that is what u call push back that is maxamud xarbi skool which close to calikamiin intersection which was the place they captured..few alkabab suiciders jump on the tank and burn with it last nite and 2day ur ars is behind labadhagax :lol: :lol:

btw i know that place like the back of my hand that is the upper part of my hooooooooood

You don't know Somali or English. What is your first language ciyaal? :lol:

duqa af wardhiigley baa waaye af keyga koowaad..ee orodooo qabriga janaga soo siyaaro sheego kale ma heysideee :lol: