lol @ xirtii aw uwees.
Maya saaxiiboow xirtii Aw Cismaankaan ka mid ahaa.
Abuu, Muriidina hashoo aa laga rabaa, adiga xataa hashoo haddaa heysid mala diidaayo abaa. 4 aa naloo baneeyiye 1 lee maxaa iigu celinee saaxiiboow.
Carabiga dukha labadoo sanaan Sharqul Awsad joogay nooh. Adiga reer Egypt aa aheed aan u maleynaa, ama Suudaan sax?