Page 1 of 1
Chickens are smarter than Somalis it's official.
Posted: Sun Jul 31, 2011 2:40 am
by idol
Re: Chickens are smarter than Somalis it's official.
Posted: Sun Jul 31, 2011 2:45 am
by Twist
That was amazing to watch! And yeah, as one of the comments in that link suggested, humans can learn a thing or two from these chickens.

Re: Chickens are smarter than Somalis it's official.
Posted: Sun Jul 31, 2011 5:29 am
by abuu_dujaana
Twist saxx sxb Xikmada laga faa-iidaysto chickenka waxaa kamid ah, subaxii aroortii hore ayuu utoosaa.Aroortiina baraka ayaa ku jirta
sida xadiiskaan ku cad( It has been narrated on the authority of Hadhrat Sakhr Al Ghamdi (May Allah Ta’ala be well pleased with him),
that the Holy Prophet (Sallallahu alaihi wa sallam) prayed: O Allah! Bless the hours of the morning for my Ummah.
Twist book waxaa jira ka sheekaynaayo xayawaan kasta wax laga baran karo.
buuggaas waxaa la yiraahdaa(النجاح بينل حظ وذكاء Success, happiness, luck and intelligence) google gareey nooh macalinka weeyn
Re: Chickens are smarter than Somalis it's official.
Posted: Sun Jul 31, 2011 6:09 am
by Twist
Thanks abuu_dujaana, waan raadinaa buugga hadduu Ilaah idmo.
PS: It seems in title-ka buugga carabiga uu dhahaayo 'Al-najaax
baynal xath waddakaa' no?
Re: Chickens are smarter than Somalis it's official.
Posted: Sun Jul 31, 2011 6:32 am
by abuu_dujaana
Twist looooool beysaani ciyaalka xaafada camal yaah no? sax waaye al-najaax baynal xath waddakaa' wax yaalaha aan la yaabay waxaa kamid ahaay buurta waxbaa laga faa-iidaysto ,maroodiga, ubaxa, dumarka iwm Twist gabar haddi maqashid afuraa markiiba kugu soo dhacaayo haye Mureedi aan midoo kaaga qaalqaalinaa ok?
by the way afcarabiga intee ku baratay mise xertii oow uweeys ayaad kamid ahay arkaana ummaddeena ma ah
Re: Chickens are smarter than Somalis it's official.
Posted: Sun Jul 31, 2011 6:40 am
by Twist
lol @ xirtii aw uwees.
Maya saaxiiboow xirtii Aw Cismaankaan ka mid ahaa.
Abuu, Muriidina hashoo aa laga rabaa, adiga xataa hashoo haddaa heysid mala diidaayo abaa. 4 aa naloo baneeyiye 1 lee maxaa iigu celinee saaxiiboow.
Carabiga dukha labadoo sanaan Sharqul Awsad joogay nooh. Adiga reer Egypt aa aheed aan u maleynaa, ama Suudaan sax?