UGAS ABDIRASHI UGAS ROBLE IN JIGJIGA (SWEET HOME)!!!!
Posted: Sun Jul 31, 2011 2:35 pm
Jigjiga, home of the gadabursi ugaas
Ugaaska oo saaka ka soo dagay cabaar tabankii subaxnimo ee manta Garoonka wee nee jigjiga oo ku soo beegmay jawi roobaad oo ad iyo aad uquruxbadan isla markaana si diiran loo soo dhaweyay, hal kas oo ay safnayeen boqolaal gaadhi iyo dadwayne aad iyo aad utiro badna iyo gooxaha fanka ee ka dhisan DDS oo kala ah wadani iyo ilesbaan , Sidoo kale ,waxaa si wayn amaanka usugayay ciidamada booliska DDS oo ka qabqatay sodhaweentii Ugaaska Beelaha Samaroon Ugas Cabdirashid (Ugaas Roble Ugas Doodi.
Ka dib waxaa loo soo galbiyay Ugaaska Hoolka shirarka ee Bartamaha magalada Jigjiga hal kas oo lagu diyariyay xaflad si ween loo soo agaasimay hal kas oo kooxaha fanku soo ban dhigeen Heeso ay kaga hadlayaan Ugaaska iyo Tariikhtiisa iyo ahmiyaa uu uleeyahay guud ahaan ubada somaliyeed Garahaa beesha uu ka soo jeedu ugaasku , Hal kas oo ay ka bilaamatay xafladii hal kas oo lagu soo dhaweyey Gudomiyahay Gobalka jig jiga Mudane Mowliid Haayir ooh al kas ka jeediayya khudbad ku sabsan Ugaaska isaga oo ku hadlayay afkii xukuumada DDS ,Halkas oo ay ka hadleen garaadyo oo ay ka mid ahayeen Garaad c.maalik Suldaan Muxiyadiin iyo suldaano badan oo kale , sidoo kale waxa hal kas ku soo bandhigay Hees Qiiro leh iyo hadal qiiro leh qurba joga ka imdi kanada iyo USA ooh al kas ka soo jediyay waano iyo dardaran lagu wada farxan Sidoo kale waxa hal kas lagaga waramay Tarkhdii Ugasyadii hore sida ay usoo kala bilaameen 19 Ugaas Xiligii ay qabsadeen iyo dhalashadoodii sidii ay ula kala wareegeen iyo sidii ay ukala danbeeyeen , Ugu dan been tii hal kas waxa hadla gunaanad ah iyo dardaran is kugu jira Ugaaska Beelaha Samaroon Ugas Cabdirashid (Ugaas Roble Ugas Doodi oo si kooban uga hadlay Rajada uu qabo iyo sida uu ugu faraxsan yahay soo dhaweenta diiran uu la kulmay ,una rajeeyay dadkiisa iyo dadka muslimka oo dhan in uu ilhay dhibta ka saro ka qaado abaaraha aamiin aamiin.
Wariye
Cabdirisaaq Sh.Cilmi Mixile.