Page 1 of 1

AUN Xildhibaan Khaliif Jirre Warfaa

Posted: Mon Aug 01, 2011 6:56 am
by EEGA9
AUN
Xilibaan Khaliif Jirre oo la dilay isagoo salaada maqrib masjid ku soo tukaday

Marxuum Khaliif Jirre oo ka mid ahaa xilibaanada DKS ayaa fiidka maanta isagoo ka soo baxay masjidka Marwaas kuna soo tukaday salaada maqribka toogteen rag tiradooda lagu sheegay laba nin.

Marxuumka ayaa deegaan ahaan ka soo jeeda Azaania/Jubbooyinka badalayna Sh. Axmed Madoobe oo isaga kol hore diiday ka mid ahaanshaha xilibaanada Soomaaliya. Ilaa iyo hada lama oga cida sida rasmiga uga danbeeysa dilka Marxuumka iyo sababta loo dilay waxaase la isla dhexmarayaa in aanay ka’ma aheey dilkiisa oo uu bartilmaameed ahaa. Marxuumka gacanta ka xaq daran dishay Allaha janadiisa ka waraabiyo ehelka iyo qaraabada uu ka tagayna samir iyo iimaan Alla ka siiyo. Dilka marxuumka wixii ka soo kordha dib ayaan ka soo gudbin doonaa.
Jubbalandnews.com

Re: AUN Xildhibaan Khaliif Jirre Warfaa

Posted: Mon Aug 01, 2011 7:15 am
by CismanMaxamud1
AUN

Re: AUN Xildhibaan Khaliif Jirre Warfaa

Posted: Mon Aug 01, 2011 7:48 am
by FBISOMALIA
AUN

Re: AUN Xildhibaan Khaliif Jirre Warfaa

Posted: Mon Aug 01, 2011 11:00 am
by ina aadan
aun

Re: AUN Xildhibaan Khaliif Jirre Warfaa

Posted: Mon Aug 01, 2011 3:08 pm
by quark
AUN

Re: AUN Xildhibaan Khaliif Jirre Warfaa

Posted: Mon Aug 01, 2011 4:02 pm
by damu
AUN

Re: AUN Xildhibaan Khaliif Jirre Warfaa

Posted: Thu Aug 11, 2011 7:35 pm
by shiniile9
AUN.