Ciidamada Dowladda KMG ah oo howlgallo ka sameeyay Xaafadihii ay Shabaabka ka saareen.
Waxaa socda Howlgal balaaran oo lagu nadiifinaayo haraadiga waxyaabaha qarxa iyo Haraadiga hubka khatarta ah ee ay ka carareen iyo weliba dib u duugista boholihii ay qodeen kooxdda Al-Shabaab goobahaasi iyo sugidda xaaladda ammaanka ka sameeyay xaafadaha degmooyinkii ay dhawaan saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ka xoreeyeen Maleeshiyaada Al-Shabaab.
Gen Cali Caraaye Cosoble (Gacma Dulle) oo ka mid ah saraakiisha hoggaamineysa ciidamada Xogga Dalka Soomaaliyeed ee howlgallada ka wada magaaladda Muqdisho ayaa sheegay in ciidamadu ay billaabeen howlgallo dheeraad ah oo lagu sugayo ammaanka goobhii ay dhawaan kala wareegeen kooxdda Al- Shabaab.
Goobaha aay ciidamadda dawladda arintaasi ka fuliyeen aya waxaa ka mid ah degmooyinka Boondheere, Suuq Bacaad, Wardhiigleey iyo Yaaqshiid iyo weliba gobo kale waxaana arintaasi isagoo kahadlayay uu sheegay Gacma dulle in ciidamadu ay baarayaan guryaha iyo xaafadaha dhexdooda si loo xaqiijiyo ammaanka deegaannada ballaaran ee laga saaray Al-Shabaab.
Dhinaca kale howlgalkan ayaa yimid kadib markii maleeshiyaadka Shabaab laga saaray xaafado kala duwan oo ka mid ah degmooyinka Yaaqshiid, Wardhiigleey, Hodan iyo Howlwadaag.waxaana haatan ay ciidamadu isku diyaarinaayaan in sidaas si la mid ah ay horay ugu sii socdaan degmooyinka u harsan sida uu xaqiijiyay Generaal Gacma Dulle.
TFG rehabilitating roads and houses left by Al shabab
Moderator: Moderators
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 526 Views
-
Last post by afisoone
-
- 1 Replies
- 26 Views
-
Last post by new-york24
-
- 6 Replies
- 2121 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 493 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 1 Replies
- 567 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 8 Replies
- 779 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 1 Replies
- 395 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 289 Replies
- 17356 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 625 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 4 Replies
- 1583 Views
-
Last post by FAH1223