Somaliland accuses SSC of sending their children to Shabab

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Somaliland accuses SSC of sending their children to Shabab

Post by Coeus »

Dhalinyaro Reer Buhoodle Ah Oo Ku Sii
Qulqulaya Magaalada Muqdisho Iyo Culimada Oo Ka Hadashay.

Buhoodle(Ramaas) August. 2, 2011- Dhalinyaro tiro badan oo reer Buhoodle ah ayaa sheegay in ay si xawli ah ugu qulqulayeen Magaalada Muqdisho, si ay uga garab dagaalamaan kooxda xagjirka ee Al-Shabaab.

Dhalinyaradan oo tiradooda lagu qiyaasay ilaa 30 qof ayaa bilaha ugu dambeeyay ka socdaalayay Magaalada Buhoodle, iyada oo la sheegay in ay u kicitimeen dhanka Magaalada Muqdisho oo ay codsiyo ka heleen kooxda Al-Shabaab oo ay wakiilada ay ku leedahay Buhoodle ay si hoose u qorteen dhalinyaradan laa waayay.

Culimada diinta ee Magaalada ayaa walaac ka muujiyay dhalinyarada xagjirka laga dhigay oo ay aaminsan yihiin ay khatar galin karaan amaanka degaankaas, iyaga oo si gaar ah ugu cabsi qaba rag la sheegay in ay gacan saar la leeyihin Al-Shabaab oo ku sugan halkaas, kuwaasoo ku hawlan sidii ay dadka da’ada yar ugu dhaadhicin lahaayeen afkaarta asal-raacimada ah ee ay rumaysan yihiin .

Sheekh Maxamuud Yuusuf Dhuux oo ka mida culimada waaweyn ee reer Buhoodle, ayaa u sheegay warbaahinta in ay ka war heleen in dhalinyaro badan oo Magaalada ku noolayd ee ay tageen Magaalada Muqdisho, iyada oo loo sheegay in qaar ka mida wiilal la waayay ay ka qaybgaleen dagaalada ka socda Koonfurta Soomaaliya, inkastoo aan la sheegin cid ku dhimatay ama ku dhaawacantay, waxaana uu sheegay in ay arrintaas ka dambeeyeen dad ku sugan Buhoodle , laakiin aanu sheegin magacyadooda.

“ Waxa aanu ogaanay in dhalinyaro badani ay tageen Muqdisho oo ay ka garab dagaalamayaan Al-Shabaab sida la noo sheegay, waxaana halkan ka qortay dad jooga Magaalada Buhoodle, waxa aanu ka war-warsanahay dhalinyaradaa la marinhabaabiyay ay dhibaato wixii soo noqdaa keeni doonaan, waxa laga badelay maskaxdii, ayuu yidhi Sheekh Maxamuud.

Gobolo ka tirsan Somaliland ayaa ay kooxo dhalinyaro ahi hore ugu tageen,kuwaa soo ku biiray Islaamiyiinta ka dagaalama Soomaaliya, iyada oo intooda badan ay ku dhinteen dagaalada ka dhaca dalkaas, tiro yar oo soo hadhayna ay weli dagaalamayaan.
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Somaliland accuses SSC of sending their children to Shab

Post by tightrope »

FAKE AND GAY...
haxxor
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 973
Joined: Thu Oct 28, 2010 2:48 pm

Re: Somaliland accuses SSC of sending their children to Shab

Post by haxxor »

tightrope wrote:FAKE AND GAY...
O.o I thought you were fasting?
User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Somaliland accuses SSC of sending their children to Shab

Post by tightrope »

haxxor wrote:
tightrope wrote:FAKE AND GAY...
O.o I thought you were fasting?
RAMADAN KAREEM :D
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Somaliland accuses SSC of sending their children to Shab

Post by Coeus »

haxxor wrote:
tightrope wrote:FAKE AND GAY...
O.o I thought you were fasting?
These ppl have no iman :|
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”