
Tartanka Ramadaanka has started yesterday. This competition is between districts of South/Central Somalia.
First Day of Ramadaan was between Balanbale district of Galgaduud VS Hawlwadaag districts of Banaadir
The winner was Balanballe district.
Competition between Balanballe VS Hawlwadaag review:
Listen to the competiton:-
Part 1
Part 2
Howl-Wadaag
Todobadii Su,aal ee la weydiiyey waxay ka jawaabeen Seddax Su,aalood waxayna Jawaabahooda Haleeli waayeen Afar Su,aalood halka ay Hal Su,aalna si ka faa,ideysi ah uga Jawaabeen hal Su,aal waxaana wadarta guud ee dhibcaha ay heleen degmada Howlwadaag ay noqotay Sideed Dhibcood.
Balanballe
Todobadii Su,aal ee la weydiiyey waxay ka jawaabeen Lix Su,aalood oo kamid ah waxayna Jawaabteeda haleeli waayeen hal Su,aal halka ay si ka faa,ideysi ahna uga Jawaabeen Laba Su,aalood kuwaasi oo Jawaabahoodii soo hareer martay tartamayaashii kale ee la tarmayey waxaana wadarta guud ee dhibcaha ay heleen degmada Balanballe ay noqotay Lix iyo Toban Dhibcood taasi oo guusha ay ku raacday.
Tartamayaashii ukala tartamayey Labada Degmo ee Howlwadaag iyo Balanballe ay si farxad leh ugu wada qanceen natiijada Barnaamijka ayaga oo isku Hambalyeeyey.