Masaajidkii sh. Cali ee Burco lagu Wareejiyo Alshabaab

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Masaajidkii sh. Cali ee Burco lagu Wareejiyo Alshabaab

Post by FBISOMALIA »

Image
Image

q.Cismaan eedahan aad Xukuumadda ku dhaliilaysaa miyaanay Sumcadii Somaliland ee kale wax u dhamayn, sidayse kuula muuqtaa inaad mar kasta ku celceliso Alshabaab ayaa dalkii la wareegtay iyo Argagixiso ayaa Somaliland ka talisa?

a.Dadka reer Somaliland hadii ay Dawladani Bur-burinayso oo dimuquraadiyadii la baabnayso oo aanay Saxaafadii Xor ahayn in la badbaadiyo ayaa loo baahanyahay oo Caalamka loo sheego in dalkii Argagixiso qabsatay, maanta waxay maraysaa in la Xabaalihii Baabinayo oo ay Masaajidii Alshabaab loo dhiibo oo Diintii Alshabaab lagu aamino, Masaajidkii sh. Cali ee Burco waxa laysku dayay in hadh galay lagu Wareejiyo Alshabaab.

q.Boqor Saamayn intee leeg ayuu ku yeelan kataa dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee Somaliya ka socda iyo Xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland iyo Kooxahan aad sheegtay?

A.Anigu waxaan qabaa in Xukuumaddan layska tuuro oo aan loo dulqaadan oo hadii Somaliland ku kala googo’ayso xataa aan la eegan lala dagaalamo ayaan qabaa, waayo caalamku maanta in Somaliya Dawlad adag loo dhiso ayay doonayaan Somalilandna indhihii lagu eegi jiray waa laga jeediyay oo Kooxdan Alshabaabka ah ayaa ugu wacan, nimankii alshabaabna koonfurta Somaliya way ka soo baxeen oo Hargeysa ayay ku soo socdaan”.
link for interview its here

http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62

questions in my mind

1.when i heard that dahabshiil sent money to alshabab why sland cheerleaders angry as its not true ...!!!

2.wasiir in sland make a camp in saxiil to train alshabab and no one talk about it

3.why until now sland gov didnt do nothing to clean alshabab headquarters from their soil

4.for what Reason alshabab close saheel service in the south somalia ..؟؟؟

many other question in my mind but the big question is "when sland start to admit that ....!!!"
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”