puntland gov Donate for south somalia femine

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

puntland gov Donate for south somalia femine

Post by FBISOMALIA »

Image

GAROOWE : Puntland oo qorshaynaysa in kaalmo dhaqaale u dirto dadka abaartu saamaysay ee Koonfurta Soomaaliya

Garoowe:- Kadib marki M-waynaha Puntland uu ku dhawaaqay in Dawladda Puntland ay kaalmo ballaaran gaarsiin doonto ayaa waxaa jira qorshe ay Dawladdu ku doonayso in ay ka arinsato kadib marka Guddi loo saaro sidii kaalmada loo gaarsiin lahaa dadka tabaalaysan ee ku nool Muqdhisho iyo gobolada kale ee dalka.

M-wayne Faroole, ayaa xuska 1-da Augst ee sanad-guurada 13-aad ee Puntland ka sheegay in ay Guddi farsamo u magacaabayaan sidii kaalmo loo gaarsiin lahaa dadka dhibaataysan ee ku nool Koonfurta Dalka, wuxuuna shacabka ugu baaqay in ay ka qayb-qaataan caawinta dadkan oo ay waajib tahay in la kaalmeeyo.

Dadwaynaha ku dhaqan Puntland ayaa muddooyinkan waxay wadaan dhaqaale uruuris ballaaran iyadoo Idaacadaha maxaliga ah ay Culimaddu dadka kaga uruurinayaan lacag taas oo la doonayo in gaarsiiyo dadkan tabaalaysan.

Goor hore ayay ahayd markii Puntland ay ku dhawaaqday in ay kaalmo dhaqaale u dirayso dadka abaaruhu ku waxyeeleeyeen Koonfurta hase ahatee wali ma jirto wax jawaab ah oo Puntland ka gaaray dadka tabaalaysan.

Dadka soo barakacay ee abaaruhu la darseen ee badankoodu soo gaareen Muqdhisho kuwo kalana ay deegaamadoodii ay ku dhibaataysan yihiin gaar ahaan gobolada Bay iyo Bakool ayaa waxaa abaarta u dheer cuduro, hoy la’ aan, waxaana qoysas badani waayeen caruurtoodii oo dhan qaar kalana waxa ay waayeen qayb ka mid ah caruurtoodii kadib markii ay jid dheer soo mareen.
User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: puntland gov Donate for south somalia femine

Post by abdalla11 »

Nice :up:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: puntland gov Donate for south somalia femine

Post by damu »

the admin should focus on our own areas that were hit by drought first :down:
Aseelah-Raaida
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1590
Joined: Wed Apr 01, 2009 10:43 am

Re: puntland gov Donate for south somalia femine

Post by Aseelah-Raaida »

Damu,

I'm sure they are dealing with that too ,at the moment the one in the South is worse because of the Ibliis cult and the thug "soldiers" in the tfg who are busy looting and shooting the barakacayaal :down:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”