Our President tells us to make tawbah in order to get peace
Moderator: Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Our President tells us to make tawbah in order to get peace
Madaxweynaha Soomaaliya oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay Alle u laabtaan si dhibka looga baxo
Jimco, Ogoosto 05, 2011 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay dhammaantood RABBI u towbad celiyaan si looga baxo dhibaatada lagu jiro, wuxuuna hadalkan ka sheegay hadal uu ka jeediyay salaaddii Jimce kaddib masjid ku yaalla gudaha Villa Somalia.
Madaxweynaha Somalia - Sheekh Shariif Sheekh Axmed- Sawir hore
Sheekh Shariif wuxuu sheegay in xaaladda ay shacabka Soomaaliyeed ku jiraan inay tahay mid aad u dhib badan, isagoo sheegay inay ka dhalatay dambiyo Alle laga galay, wuxuuna xusay in loo baahan yahay in Soomaalida oo dhan ay EEBBE u laabtaan.
"Colaad, abaaro iyo nabadgalyo xumo labaatan socda wax la arkay ma ahan mana fududa, waxaana ku tilmaami karaa ciqaab ALLE. Marka waa in laga towbad celiyo dambiyada la galay loona laabto Alle oo diyaar u ah inuu cafiyo addoomadiisa u towbad celiya," ayuu yiri Sheekh Shariif.
Madaxweynuhu wuxuu sheegay in xalka iyo badbaadada shacabka Soomaaliyeed ay ku jirto ALLE loo laabto, isagoo ku baaqay in qof walba uu baryada RABBI badiyo isla markaana ogaado inuu EEBBE u baahan yahay.
"Rasuulka iyo saxaabadiisu waxay aad uga faa'iideysan jireen bisha Ramadaan, qof walba waxaa loo baahan yahay inuu fursadaha soo mara uu ka faa'iideysto, waayo qofna ma oga xilliga uu dunida ka tagayo," ayuu yiri Sheekh Shariif.
Ugu dabmeyn, madaxweynaha Soomaaliya wuxuu EEBBE ka baryay inuu dhibaatada ka dul-qaado shacabka Soomaaliyeed uuna dib u soo celiyo nabaddi iyo kala-dambeyntii hore u jirtay.

Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
Our president
istaaqfrullah
we dont have one
istaaqfrullah

we dont have one
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
Why should you listen to your president when he delivers this khutbah during Friday prayers from a masjid inside villa zoomaalia

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
Maandheey, maad ka xishootid madaxweynaheyniqoraxeey wrote:Our president
istaaqfrullah![]()
we dont have one
respect our president yaree
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
He should start with Himself
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
Cali_Gaab wrote:Why should you listen to your president when he delivers this khutbah during Friday prayers from a masjid inside villa zoomaalia![]()
![]()

ew first time i agree with this freak gaboow

- Shirib
- SomaliNet Super
- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
I was thinking the same thingMurax wrote:He should start with Himself
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
XimanJaale wrote:Maandheey, maad ka xishootid madaxweynaheyniqoraxeey wrote:Our president
istaaqfrullah![]()
we dont have one
respect our president yaree
hayee
waan xiiishoon
its only cuz its ramadan
i wont say the usual names that I call our *president*
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
How do you know he didn't, do you know whats inside his heart?Murax wrote:He should start with Himself
Noloow Noloow Sheikh Shariff

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
mashallah, i would love you to respect him after ramadaan also until his term ends, then you respect the next president and so on.qoraxeey wrote:XimanJaale wrote:Maandheey, maad ka xishootid madaxweynaheyniqoraxeey wrote:Our president
istaaqfrullah![]()
we dont have one
respect our president yaree
hayee
waan xiiishoon
its only cuz its ramadan
i wont say the usual names that I call our *president*
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
"Colaad, abaaro iyo nabadgalyo xumo labaatan socda wax la arkay ma ahan mana fududa, waxaana ku tilmaami karaa ciqaab ALLE. Marka waa in laga towbad celiyo dambiyada la galay loona laabto Alle oo diyaar u ah inuu cafiyo addoomadiisa u towbad celiya,

Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
Who says it has to be ciqaab??? Can't it also be a test, a trial, tribulation? Some useless, AMISOM protected mercenery Has no place to tell thousands of thousands of distressed people to "Make tawbah". If anything these are mostly Women and Childeren who didn't harm anybody, while He directly Has a hand in their suffering to begin with! This is just beyond outrageous

- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12578
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
i see where you coming from, maybe he thinks AMISOM are here for the best, just like sheikh omar faruuq AUN did, remember sheikh omar faruuq AUN has backed forgeins forces to come to our country.Murax wrote:Who says it has to be ciqaab??? Can't it also be a test, a trial, tribulation? Some useless, AMISOM protected mercenery Has no place to tell thousands of thousands of distressed people to "Make tawbah". If anything these are mostly Women and Childeren who didn't harm anybody, while He directly Has a hand in their suffering to begin with! This is just beyond outrageous![]()
- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
I stopped reading after ´unuka´
- TheblueNwhite
- SomaliNet Super
- Posts: 11301
- Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
- Contact:
Re: Our President tells us to make tawbah in order to get pe
Why waste your time opening this thread to begin with? attention seeker 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 481 Views
-
Last post by xamari_gash
-
- 15 Replies
- 1029 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 1 Replies
- 186 Views
-
Last post by Proud-Muslimah
-
- 21 Replies
- 1341 Views
-
Last post by original dervish
-
- 13 Replies
- 1735 Views
-
Last post by Nomand
-
- 10 Replies
- 2005 Views
-
Last post by Faant
-
- 11 Replies
- 781 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 24 Replies
- 158 Views
-
Last post by surrender