Page 1 of 1

THIS IS DISTURBING:::: MOORYAANTII KU DAGAALAMAY RAASHINKA..

Posted: Fri Aug 05, 2011 5:42 pm
by afisoone
HAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAH? Masaakiintii oo cunadii loo qeybinaaye ee isku dagaaleen mooryaantii bahalada aheeyd... :down: :down: :down: Ilaahayoo tirtir mooryaantaan iyo waxii ehel ka dhigta.. Tir tiroo baabi'.
Aaamiin Yaa rabi...

Re: THIS IS DISTURBING:::: MOORYAANTII KU DAGAALAMAY RAASHIN

Posted: Fri Aug 05, 2011 5:57 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Waraa dawlada ha caayin nooh waa ku qalaa camal :lol:

Re: THIS IS DISTURBING:::: MOORYAANTII KU DAGAALAMAY RAASHIN

Posted: Fri Aug 05, 2011 6:02 pm
by LivingToSucceed
^midkan qaldana umale jire. :?

Re: THIS IS DISTURBING:::: MOORYAANTII KU DAGAALAMAY RAASHIN

Posted: Fri Aug 05, 2011 6:08 pm
by afisoone
You know what? 10 people died and more wounded.... Over stealing foods... :down: :down: :down: :down:

Walaahi markasto waxaa dhahaa dowladaan waxaa support kareeyo nin laga soo nacay samooyinka oo dhan...