puntland start to build mamool in sool

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

puntland start to build mamool in sool

Post by FBISOMALIA »

Taleex ( RBC Radio) waxaa wafdi ka socda Puntland uu booqasho ku tagay maalintii Jimcaha degmada taleex oo ah Meelaha taariikhda dalka somalia ka galay beejka dahabiga ah.Waftiga Puntland oo ay weheliyaan Hay’ahadaha Gargaarka ayaa waxa Hogaaminayay Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo La Kulmay Waxagaradka iyo Maamulka taleex.
Wasiirka amniga Puntland ayaa waxaa uu ka dhageystay gudoomiyaha degmada Taleex C/qaadir Cali baahiyaha degmada ee dhinaca amniga.
Isagoona gudoomiyaha sheegay in degmada aanay ka shaqeyn ciidamo amni iyo Saldhigyo boolis oo lagu xiro dadka danbiyada Ka gala Bulshada.

Wasiirka aminga Puntland khaliif Ciise mudan ayaa halkaasi kaga dhawaaqay in Maalmo gudohood ay wasaarada amniga Puntland kaga howlgali doonto Taleex oo ah Meel taariikhada Boos kaga jirta.
Mudane Khaliif ayaa Qiray in ay horey u jirtay Ka baaqsasho dhinaca Wasarada iyo Dawlada Puntland ah oo ku aadan degmada taleex,balse xiligan dawalada Puntland u soo jeesan doonto degmadasi.

Wasiirka ayaa sidoo kale qiray in maxkamada degmada la kicin doono,dhamaana laamaha garsoorka degmada ay noqon doonan kuwo shaqeyaa dhawaan.

Qaybaha kale ee wafidga oo ay ka mid ahaayen xubno ka socda UNDP ayaa waxaa ay halkaasi ka sheegen in degmada Taleex lagu dari doono degmoyinka waxqabadka dhow ee dhinaca Hay’adaha Laga fuliyo.

Ugu danbeytiina wasiirka Amniga Puntland Khaliif Cise ayaa waxaa ay wasaaradiisa Muujineysaa Da’daal ku aadan Horumarinta Arimaha Garsoorka iyo amniga Guud ahaan Puntland,iyadoona wasiirka iyo xubno ka tirsan Puntland dhawaanahan ay ku sugnaayen Deegaanka Ufayn ee gobolka Bari oo horey ugu dagaalameen laba beelood.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: puntland start to build mamool in sool

Post by Coeus »

Great news :clap: :clap: :clap: :up: :up: :up: :up:

Its about time. Involving yourself in Sool, will directly further destroy SL seccecion policies. :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: puntland start to build mamool in sool

Post by FBISOMALIA »

Coeus wrote:Great news :clap: :clap: :clap: :up: :up: :up: :up:

Its about time. Involving yourself in Sool, will directly further destroy SL seccecion policies. :up:
i know you want the Opposite anyhow thx :lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: puntland start to build mamool in sool

Post by Coeus »

FBISOMALIA wrote:
Coeus wrote:Great news :clap: :clap: :clap: :up: :up: :up: :up:

Its about time. Involving yourself in Sool, will directly further destroy SL seccecion policies. :up:
i know you want the Opposite anyhow thx :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”