Deeqdan oo garaysay ila 3000$ o dolaarka mareykan ka ah ayaa waxaa lo qaybiyay Lacaag Cadan ah iyo Rashiin ayado dadki la garsiyayna ay aad ugu dirsadeen.
Kalmadan ka timid Dhalinyarada Besha Sade ee Wadanka Holland ayaa waxaa lo kala garsiyay Dagmoyinka u ka koobanyahay Gobolka Gedo Sidan hoos ku xusan .
1-Baardheere waxaa la garsiyay 400$ waxaana loo qaybiyey lacagtaas Dadka aadka u tabarta dareen ee ku nool Magalada Baardhere iyo kuwa kale ee ku soo barakacay isku darkina waxaa ka faidaystay 50 qoys oo Danyar ah .
2–Luuq Waxaa la garsiyay 600$ waxaana iyagana loo kala siiyey qaar lacag loo siiyey iyo qaar Rashin loo siiyey dadka Dagan Magalada iyo dadka soo barakacay Waxana ka faidaystay 60qoys oo xaladooda Nolaleed aad loga dayrinayay.
3- Garbahaaray Waaxaa la garsiyay 800$ waxa loo qaybiyey qoysaska tabarta daran ee danyarta ah ee ku nool Magalada dadka ka faidaystay waxaa tiradooda ay gaaraysaa 54qoys
4-Buurdhuubo waxaan la garsiyay 500$ waxaana ka faidaystay qoysas iskugu jira kuwa magalada Dagan iyo kuwa ku soo barakacay Magalada aad ayay na ugu dirsadeen kalmadi la garsiyay.
5- Magalada b/xaawo waxaa la garsiyay 400$ Waxana ka faidaystay kalmadas Dad badan oo Dagan Magalada Balad Xaawo.
6- Tuulo Barwaaqo Waxaa la garsiyay 300$ waxaana ka faideystay qoysas badan oo Xaladooda Nololeed loga dayrinayay
Kalmoyinkaas kala duwaan oo ay Jaliyada Dhalinyarada Sade ay Garsiyeen Dagmoyinka uu ka koobanyahay Gobolka Gedo ayaa si weyn logu Dirsaday waxana ka faidaystay Dad lagu qiyasay ila 500 oo qof .
Jaliyada Dhalinyarada Sade ayaa waxaa la as asay mudo hada laga jogo 3 bilood Waxaana waxaayna inta badaan isku howlaan sidi ay deeganada ay ka soo jeedan Hormar u garsin lahayeen .
Afhayeen u Hadlay Ururka Dhalinyarada Sade ayaa Shegaay in ay sii wadi doonan Kalmoyinka ay ku tagerayaan Walalahooda ay abartu wax yelaysay Waxaa una ugu baqay Jaliyadaha kale ee ku nool qurbaha in ay is ababulaan ayna ku dayadaan Jaliyada rer Holland oo waxa ay awodeen
Mashallah to the youth of Beesha Sade helping their people back home
