More arrests are likely to be expected!!
Posted: Sun Aug 07, 2011 9:28 am
Auditor General Maxamuud has big appetite to take on the chronic corruption
3654,000,000 (saddex bilyan lix boqol iyo konton iyo afar milyan) oo ay ka tagtay xukuumaddii hore.
Minster of education:
The money is accounted for with forged documents Sl.sh. 677,650,000 (lix boqol iyo toddobaatan iyo toddoba milyan iyo lix boqol iyo konton kun), They're currently serving MANDHEERA prison sentence
Orphan School :
The money is accounted for with forged documents Sl.sh Sl.Sh. 108, 0000 (boqol iyo siddeed milyan) oo ahaa raashinkii xukuumaddu ugu talogashay carruurta agoomaha ah.
mentally ill child residential care:
The money is accounted for with forged documents Sl.Sh. 107,000,000 (boqol iyo toddoba milyan oo shillinka Somaliland ah) oo ahaa raashinkii xukuumaddu ugu talogashay carruurta dhimirka wax ka qabta. Waiting for the Verdict
The Ministry of Livestock Development:
The money is accounted for with forged documents Sl.sh. 156,5000 (boqol iyo konton iyo Lix kun oo shillinka Somaliland ah), Waiting for the Verdict.
The Minstry of of Building and Housing:
Waxa ka soo baxay lunsi gaadiid muddadii kala wareega xukuumadda cusub iyo xukuumaddii hore.
Local Government of Wajaale:
The money is accounted for with forged documents Sl.Sh. 185,000,650 (boqol iyo siddeetan iyo shan kun, iyo lix boqol iyo konton), Waiting for the Verdict.
Local Government of Gabiley:
The money is accounted for with forged documents Sl.Sh. 306,000,000 (saddex boqol iyo lix milyan), They're currently serving MANDHEERA prison sentence
Local Government of Burco:
The money is accounted for with forged documents Sl.Sh. 250,000,000 (laba boqol iyo konton milyan), They're currently serving MANDHEERA prison sentence
The taxation office of Gabiley:
The money is accounted for with forged documents Sl.Sh. 15,000,000 (s.han iyo toban milyan) They're currently serving MANDHEERA prison sentence
The taxation office of Togdheer:
The money is accounted for with forged documents Sl.Sh. 27,500,000 (toddoba iyo labaatan milyan, iyo shan boqol oo kun) iyo US $ 1,500 (kun iyo shan boqol), They're currently serving MANDHEERA prison sentence
Local Government of Hargeysa:
The money is accounted for with forged documents Sl.Sh. 2,000,000,000 (laba bilyan oo shillinka Somaliland ah) Waiting for the Verdict.
Dhammaan fal-dambiyeedyada xatooyada ah ee ka soo baxay meelaha kala duwan ee aannu baadhnay, waxaannu ka qaadnay tallaabadii sharci ee ku habboonayd, waxaanay isugu jiraan kuwo la xukumay iyo kuwo garsugayal ah.
Baadhisaha aanaan natiijadooda halkan ku xusin dhammaantood waa baadhiso socda.
Hay`adaha dawladda ee aanu baadhisaha ku samaynay dhammaantood waxaannu kala kulannay oo ka jiray maamul-xumo baahsan oo ay ka sinaayeen, taasoo aanu ka joojinay kuna beddelay sida saxda ku ah shuruucda xisaabaadka qaranka,” ayaa lagu soo gunaanaday qoraalka warbixinta ah ee ka soo baxay xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka.
Togdheernews