
Albaabka Hore ee garoonka Muqdisho

Muuqaal Fog oo Garoonka ah oo ay Ciidamada Dowladda iyo Kuwa Amisom ka muuqdaan

Muqdisho Stadium qayb kamid ah halkii ay dadku fariisan jireen

Muuqaal Kale Oo Barxada ah

Muuqaal kale oo gudaha Garoonka ah

Muuqaalka Guud ee Garoonka Muqdisho Stadium

Qayb kale Oo Dabaasha kamid ah iyo dhismaha fog oo xarunta xisbiga ah

Goob Baaskiilada lagu kireyn jiray

Jaamacadii Soomaaliya oo kasoo horjeeda Garoonka Stadium Muqdisho

Muuqaalka Dhisme Ganacsi oo kasoo horjeeda Garoonka Muqdisho Stadium si gaar ah Boolimoog Restaurent oo aan Filayo in dad Badan oo Garoonka kusoo daalay ay Biyo Ka Cabeen

Muuqaalka Guud ee Xarunta Xisbiga[/b

Muuqaalka Dhismaha Dugsiga Hoose,Dhexe iyo Sarre ee Ma'muun oo uu Bur Bur ka muuqdo

Muuqaalka Isgoyska Cali Kamiin oo Bur Bur dhismayaasha ku dhow ay ka muuqdan

Wadada Soddonka Oo dhirta iyo Bur burka dhismaha Hareeraheeda uu Muuqaalkeeda Bedelay



