Maakhir State of Somalia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Maakhir State of Somalia

Post by Knight of Wisdom »

Maakhir State oo Dib Wasiiro Loo Magcaabay Akhri Golaha Xukuumada


Image

Badhan:- War-Saxaafadeed Laga soo saaray Magaalada Badhan oo Saldhig u ah Maamul Goboleedkii ugu Horeeyay ee Mataaneeya Puntland iyo Somaliland ee Maakhir State ayaa Maanta soo saaray Liis dib loogu Magcaabayo Xubnaha Xukuumadaasi ay ka Koobnaandoono Wakhtigan.

Madaxwaynaha Maamulkaasi Coll Jibriil Cali Salaad Aadan ayaa sheegay inuu dib Golaha xukuumada Isugu shaandheeyay ka dib xoogaa Gaabis ahaa oo Laga dareemay Golihii Hore.

Maakhi State ayaa sanadkii 2007- looga dhawaaqay Magaalada Badhan waxana uu ahaa Maamul Goboleedkii ugu Horeeyay iyada oo la xusuusto Inta Maamul Goboleed ee Gudaha Somaliya Laga Yagleelay.

Dadka siyaasada Somaliya Falan qeeya ayaa leh waa deegaan u aqalma Maamul Goboleed Marka la eego bay Leeyihiin Istaraatiijiyada dhulkaasi uu leeyahay sida Xeebta iyo Baaxada Bariga waxana durba soo dhaweeyay Beesha Caalamka oo Horay u sheegtay inay la shaqayndoonaan Maamul Goboleedyada kuwaasi oo Caqabad ku Noqondoona Kooxaha Xagjirka ee doonaya inay Somaliya Xufba Maalin Goostaan.

Gaba Gabadii waxaanu soo dhawayn Cid kasta oo u Taagan Isu keenida umada Somaliyeed anaga oo Garab taagan Xukuumada TFG, MaakhirStatewaxay Xidhiidh Qota dheer la Yeelandoonyaan Maamulada SSC iyo Raascaseyr State oo aanu u Aragno inay yihiin Kuwa ku dhisan Qaab Waafaqsan Nidaamka Federaalismka ah

DAWLAD GOBOLEEDKA MAAKHIR STATE SOMALI (DGMSS)

KU CIDAY KHUSAYSO



UJEEDO:DISMAHA DAWLADDA DGMSS



Waxaa hoos ku magcaaban madaxda DGMSS qaarkood



1- Axmed Guure Aadan Maxamexwayne Kun Xigeenka DGMSS

2- Farax Xasan Shabeele Hoghayaha Macdanta iyo Biyaha ee DGMSS

3- Maxamed X Geele Yuusuf Xoghayaha Arrimaha Gudaha iyio Nabad gelyada ee DGMSS

4- Axmed Faarax Cali (bidaar) Xoghayaha Qorshaynta ee DGMSS

5- C/risaaq Maxamed Xasan Xoghayaha Maaliyadda ee DGMSS

6- Maxamuud Jibriil Yuusuf (Gorayo) Hoghayaha Waxbarashada iyi Barbaarinta ee DGMSS

7- Ibraahin Maxamed Cumar (caato) Xoghayaha Hawlahah Guud iyo Guriyaynta ee DGMSS

8- Muna Jaamac Cabdi raage Xoghayaha iskaashiga iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee DGMSS

9- Fatxiya Maxamuud Xoghayaha Qawska iyo arrimaha Bulshada ee DGMSS

10-Eng C/raxmaan Siciid Galaydh Xogtahaya Duulista iyo Gaadiidka dhulka ee DGMSS

11-Jaamac Ayaan Ismaaciil Fayte ) Afhayeenka Madaxtooyada ee DGMSS islamarkaana ah Agaasimaha guud ee W/Warfaafinta DGMSS



Madaxwaynaha DGMSS JibriilCaliSalaad Aadan____

Maakhir State Badhan- Somalia

Email:- maakhir.govt@gmail.com
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Maakhir State of Somalia

Post by The_Emperior5 »

loooooooooooooooooooooooooooooooool@ wasakhgalis having a Maakhirstate who is the president Jibriel cali salaad , the dude was chewing in hargeisa i have seen him in Hotel hadhwanaag in 2007 :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Maakhir State of Somalia

Post by Coeus »

The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooooooooooooooooool@ wasakhgalis having a Maakhirstate who is the president Jibriel cali salaad , the dude was chewing in hargeisa i have seen him in Hotel hadhwanaag in 2007 :lol:
A non existent state, is making fun of another non existent state :lol: :lol: :lol:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Maakhir State of Somalia

Post by Knight of Wisdom »

The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooooooooooooooooool@ wasakhgalis having a Maakhirstate who is the president Jibriel cali salaad , the dude was chewing in hargeisa i have seen him in Hotel hadhwanaag in 2007 :lol:
He was there to strengthen the good peaceful relations between Maakhir State and Somaliland State. :lol:
quark
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7820
Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug

Re: Maakhir State of Somalia

Post by quark »

:lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Maakhir State of Somalia

Post by The_Emperior5 »

Knight of Wisdom wrote:
The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooooooooooooooooool@ wasakhgalis having a Maakhirstate who is the president Jibriel cali salaad , the dude was chewing in hargeisa i have seen him in Hotel hadhwanaag in 2007 :lol:
He was there to strengthen the good peaceful relations between Maakhir State and Somaliland State. :lol:
Yeah right the wasakhgalis are the most useless Clan ever wa reeerkey naag dawlada Somalia ku matasho, Somaliland na waxa ku matala oday hindi oo saantu ka dhagtay puntland na waxa ku matala mid ilka dooli la yidha :lol: :lol:
User avatar
kismayogedojubaland
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1115
Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia

Re: Maakhir State of Somalia

Post by kismayogedojubaland »

waa guul usoo hooyatay reer maakhir :clap:
User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Maakhir State of Somalia

Post by damu »

Dhahar (SPR): Waxaanu wareysi xasaasi ah oo dhinacyo badan taabanaya la yeelaney madaxweyne Jibriil Cali Salaad oo aan wax ka weydiiney arimo badan ay ka mid yihiin sababta keentey in haatan isagoo jooga Garoowe uga hadlo arimo ku saabsan yagleelka Maakhir, sidoo kale waxaanu wax ka weydiiney sababaha uu u joogo magaalada Garoowe, waxa keeney in maamulkiisa u haana-qaadi waayey.

Wareysigan oo ah wareysi dheer ayaa sidoo kale waxaanu weydiiney inuu wax ka ogyahay shirkii reer Maakhir ee ka dhacay magaalada Minneapolis, xiriirka ka dhaxeeya isaga iyo Puntland, xiriirka ka dhexeeye isaga iyo dowlada federaalka iyo arimo kaloo badan.
maakhir state kulaha :lol:


http://spr.fm/index.php?option=com_k2&v ... itstart=10

the president of maakhir state seeking recoqnition in Garowe :lol:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Maakhir State of Somalia

Post by Knight of Wisdom »

The_Emperior5 wrote:
Knight of Wisdom wrote:
The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooooooooooooooooool@ wasakhgalis having a Maakhirstate who is the president Jibriel cali salaad , the dude was chewing in hargeisa i have seen him in Hotel hadhwanaag in 2007 :lol:
He was there to strengthen the good peaceful relations between Maakhir State and Somaliland State. :lol:
Yeah right the wasakhgalis are the most useless Clan ever wa reeerkey naag dawlada Somalia ku matasho, Somaliland na waxa ku matala oday hindi oo saantu ka dhagtay puntland na waxa ku matala mid ilka dooli la yidha :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

This guy is a comedian. Dude, Warsangeli have karbashed Faroole's militia in Galgala and made Faroole release hundreds of prisoners. Faroole begged for peace with the Warsangeli Mujahidin. :lol:
AhmedBoqor
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2986
Joined: Thu Jul 28, 2011 3:50 am

Re: Maakhir State of Somalia

Post by AhmedBoqor »

Coeus wrote:
The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooooooooooooooooool@ wasakhgalis having a Maakhirstate who is the president Jibriel cali salaad , the dude was chewing in hargeisa i have seen him in Hotel hadhwanaag in 2007 :lol:
A non existent state, is making fun of another non existent state :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol:

:clap:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Maakhir State of Somalia

Post by Knight of Wisdom »

Coeus wrote:
The_Emperior5 wrote:loooooooooooooooooooooooooooooooool@ wasakhgalis having a Maakhirstate who is the president Jibriel cali salaad , the dude was chewing in hargeisa i have seen him in Hotel hadhwanaag in 2007 :lol:
A non existent state, is making fun of another non existent state :lol: :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:

Maakhir existed for hundreds of years. The Sultanate of Maakhir or something along that line was a government in Modern day Sanaag and Bari.
mashallahbro
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 685
Joined: Fri Feb 25, 2011 9:30 pm
Location: Sultan from Upstate Hadaaftimo with that Oil Paper........BALLINNNNnNN

Re: Maakhir State of Somalia

Post by mashallahbro »

:up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”