Allssc says taleex is part of Somaliland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Allssc says taleex is part of Somaliland

Post by The_Emperior5 »

Malayshiyaado Garoowe iyo Hargaysa ka amar oo isku hor imaado ku dhexmaray Degmadda Taleex
malayshiyaad ka amar qaata Maamulka Garoowe ayaa wada u galay saaka Horgalo u socday Degmadda Taleex oo ka tirsan Maamulka Hargaysa kuwaas oo ka soo jeeda Isla Taleex waxana waftigan horkayey Saleebaan Cali Koore ( Cali Sandule Bikh) iyo xubno uu dhawaan u magacaabay Maamulka Taleex iyo waliba kuwo ka socday Maamulka G.Sooliska hor imaad gaaban oo muddo socday ayaa waxa ku geeriyooday Marxuun Xasan Maxamed Daahir waxana kale oo ku dhaawacmay 6 xubnood oo kale sidoo kalena Malayshiyaadka Garoowe ayaa qabsaday Maxbuus ay ka mid yihiin Horgalo xilal ka hayey Gobalka Sool, Degmadda taleex iyo waliba labo Baabuur kuwas oo loo dhaadhiyey Garoowe

balse Saleebaan Cali Koore ( Cali Sandule Been) ayaa la sheegay in uu gaadhay Magaaladda Taleex isaga oo wata nin dhaawac ah, waxana uu Saleebaan ka bilaabay Taleex qaban qaabo ciidan iyada oo ay halkaas horay ugu sugnaayeen Malayshiyaad Beeleedo Taageersan Maamulka Hargaysa sidoo kalena waxa magaaladda Garoowe ka soo baxay Malayshiyaad kale oo weerar ku ah Taleex doonaya in ay Koore soo qabtaan waxana xaaladda Taleex lagu soo waramayaa caawo in ay kacsan tahay ayna macquul tahay in dagaal uu ka dhaco

Degmadda Taleex ayaa in dhaweyba waxa ka socday dhoolatusyo ay samaynayaa maamuladda Garoowe iyo Hargaysa iyada oo qola waliba ay waftiyo Siyaasadaysan u soo diyareen kuwaas sawiro ay iska soo qaadan Taleex mooyee aysan jirin wax qabad ay u muujinayeen shacabka magaaladaas, waxana ay Taleex u egtahay meel ay ku hardamayaan Maamuladda Hargaysa iyo Garoowe noqonaysana Aag dagaal
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Allssc says taleex is part of Somaliland

Post by FBISOMALIA »

where is says taleex part of hargisa ...???

before a week pland minister went there with UN to check in taleex ..!!!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Allssc says taleex is part of Somaliland

Post by The_Emperior5 »

the allssc website dont call it really Somaliland they call it mamuulka hargeysa , they are afraid if they call it Somaliland inay yawlmilqimihi dhawyahay lol
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”