Its Final Conference will be held in Mogadisho

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by The_Emperior5 »

Shirka wadatshiga Soomaaliya waxaa lagu qaban magaalada Muqdisho

Shirka wadatashiga arrimaha Soomaaliya ee muddooyinkii la soo dhaafey la isku khilaafsanaa halka lagu qabanaayo ayaa hadda si rasmi ah u soo baxay goorta iyo goobta lagu qabanaayo.

Shirkii golaha amaanka ee maalintii shalay ka dhacay magaalada New York ee looga hadley xaaladda Soomaaliya isla markaana laga akhriyey warqad uu u direy Dr.Augustine Mahiga ayaa lagu sheegay in shirkaas la qaban doono 4 – 6 bisha Septmeber taas oo maalmo ay ka dhiman yihiin, waxaana shirku ka dhacayaa magaalada Muqdisho.

Sida ku qoran khdubada Dr. Mahiga shalay oo uu booqdey magaalada Muqdisho ayuu kala hadley Raysalwasaaraha Soomaalida Dr.Cabdiweli Cali ajendaha shirka iyo sida loo maareynaayo.

Shirka ayaa lagu sameynaayaa Dhabaha dawladda soomaaliya ay uga gudbi doonto nidaamka kumeelgaarka ah, iyo hawlaha la qabanaayo 12 bilood ee soo socda.

Kadib bixitaankii al-shabaab iyo guulihii ay gaareen ciidanka dawladda iyo AMISOM waxaa hal mar isbedalay xaaladda magaalada Muqdisho, taas oo ka dhigeysa meel ay Dawladda keliya ka taliso.

Maamulka Puntland ayaa dedaal dheer ku bixiyey in shirkaas lagu qabto magaalada Garowe, Madaxweynaha Puntland ayaa kulan uu magaalada Nayroobi kula yeeshay kuxigeenka Dr.Mahiga hadda kahor sheegay in shirka lagu qabanaayo magaalada Garowe, ayna mabda ahaan isla qaateen sarkaalkaas laakiin aysan ahayn go’aankii u danbeeyey.

Todobaadkii la soo dhaafey ayaa Dr.Mahiga gaarey magaalada Garowe si uu maamulka Puntland ugu qanciyo in shirka lagu qabto caasimadda Soomaaliya isla markaaana ay ka soo qaybgalaan, warar ku agdhaw kulankaas ayaa sheegaya in uu ka duwanaa kulamadii maamulka Puntland la yeelan jirey Dr.Mahiga waxaana muuqata in Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya iyo Puntland xiriirkoodi mad-madow soo galay.

Ma cadda in Madaxweynaha Puntland uu tegi doono shirka iyo in uu u diri doono wefdi heerkoodu hooseeyo.

Horseed Media
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by The_Emperior5 »

Shirkii golaha amaanka ee maalintii shalay ka dhacay magaalada New York ee looga hadley xaaladda Soomaaliya isla markaana laga akhriyey warqad uu u direy Dr.Augustine Mahiga ayaa lagu sheegay in shirkaas la qaban doono 4 – 6 bisha Septmeber taas oo maalmo ay ka dhiman yihiin, waxaana shirku ka dhacayaa magaalada Muqdisho.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by Executive »

Masha'Allah :som: :up:
User avatar
JolieFille
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 848
Joined: Mon Oct 18, 2010 9:58 pm
Location: Denmark.

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by JolieFille »

Mogadishu our beloved capital :som: :som: :som: :som: :kiss:
User avatar
IRONm@N
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5122
Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
Location: Jannatul-Fardowsa
Contact:

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by IRONm@N »

they made it clear from start, that it will be held in Mogadishu, its just that some ppl were delusional
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by The_Emperior5 »

IRONm@N wrote:they made it clear from start, that it will be held in Mogadishu, its just that some ppl were delusional
No i think puntland would've had a chance to host the conference if Alshabaab stayed longer In Xamar faroole and sakiin understand each other
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by XimanJaale »

Emperior, if my xildhabaano cannot speak about Somaliland, why adigu ah niin maskiin ah talking about Somalia and its affairs.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by Executive »

XimanJaale wrote:Emperior, if my xildhabaano cannot speak about Somaliland, why adigu ah niin maskiin ah talking about Somalia and its affairs.

Deep down he knows Ictiraaf macquul ma ahaan, let him talking about Somalia, after all its his country too.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by XimanJaale »

Executive wrote:

So he shouldn't get mad about the Mareexaan MP's talking about Somaliland. Nacaska waa doqon.
User avatar
DropkickMurphy
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 822
Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
Location: Xaafada Iskufilan

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by DropkickMurphy »

This news breaks my heart. I was hoping this internal conflict between the TFG heads concerning where to hold the UN meeting would be a long drawn out one.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by The_Emperior5 »

Ximanjaale i talk about Somalia politics because everyday something happends and its fun the Militia that was running Mogadisho two weeks ago are gone. indhocade was the former governor of merka and now is A General Siyasad Somalia sida hawaday isku badasha , Sh dalxiis yesterday was a Mullah hating the west and the habashis , today they are his friends war meeshaasi wa meel funnny ah :lol:

But you will never hearSomaliland Mps talking About Somalia or discussing it they are discussing more important things

Lool@ Executive.. Ictraaf ama imika ha imaado ama boqol sannoh ka bacdi ha imaado Manad Madaxweyne Siilaanyo dhegeysan Jiritaanka Somaliland wa mid muqadis ah :clap: :clap:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by XimanJaale »

The_Emperior5 wrote:Ximanjaale i talk about Somalia politics because everyday something happends and its fun the Militia that was running Mogadisho two weeks ago are gone. indhocade was the former governor of merka and now is A General Siyasad Somalia sida hawaday isku badasha , Sh dalxiis yesterday was a Mullah hating the west and the habashis , today they are his friends war meeshaasi wa meel funnny ah :lol:

But you will never hearSomaliland Mps talking About Somalia or discussing it they are discussing more important things

Lool@ Executive.. Ictraaf ama imika ha imaado ama boqol sannoh ka bacdi ha imaado Manad Madaxweyne Siilaanyo dhegeysan Jiritaanka Somaliland wa mid muqadis ah :clap: :clap:
That's not a excuse. Nacas
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by The_Emperior5 »

Ximanxaare are you stupid or something why would Merexaan mps discuss Somaliland shouldn't there first priority be Gedo garbaharay ahslusnna cabuudwaaq and how to fight al shabaab :lol: :lol: talks about misplaced priorities :lol:
User avatar
gurey25
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19349
Joined: Thu Apr 15, 2004 7:00 pm
Location: you dont wana know, trust me.
Contact:

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by gurey25 »

misplaced priorities on top of extreme delusions..

i know this is sad, but it is really funny

:lol: :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12578
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Its Final Conference will be held in Mogadisho

Post by XimanJaale »

The_Emperior5 wrote:Ximanxaare are you stupid or something why would Merexaan mps discuss Somaliland shouldn't there first priority be Gedo garbaharay ahslusnna cabuudwaaq and how to fight al shabaab :lol: :lol: talks about misplaced priorities :lol:
Mareexaans are nationalist, the MP's are discussing about the future of Somalia and how to address it, then their own affairs comes next. A person like you won't understand about restoring a country to the way it was before. The MP's are MP for all Somalia oog soonoow!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”