Tamashlaynta Madaxwaynaha Somaaliya sheekh shariif oo u iibsaday diyaarad aan la shaacin Qiimaha la soo siiyay
Sida lagu daabacay wargeys kasoo baxa dalka Mareekanka ayaa waxaa la xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya Shariif oo inta badan u muuqanaya madaxweyne aad u safra isla markaana uu socdaalkiisu badan yahay uu iibsaday Diyaarad gaar ah
Tamashlaynta Madaxwaynaha Somaaliya sheekh shariif oo u iibsaday diyaarad aan la shaacin Qiimaha la soo siiyay
Shirkada KLM waxa ay sanadihii 2009 iyo 2010 Kira ahaan uga qaadatay Madaxweyne Shariif oo Kaliya Lacag kor u dhaafaysa 3-Milyan oo Doolar oo Socdaalkii Madaxweynaha oo kaliya ku baxday
Ma cadda Qiimaha rasmiga ah ee diyaaradaasi lagu soo iibiyay, haddana waxaa iska muuqata in madaxweynuhu uu socdaal iyo tamashleyn isaga jiro halka kumanaan qof oo Soomaaliya ay macluul, gaajo iyo qaxaatinimo ay ku hayso.
Madaxweynaha ayaa diyaaraddan waxa uu ka bixiyay qiimo aad u farabadan taasi oo uu ugu tallo galay inuu ku aado safarada iyo socdaalada iyo Tamshalyinta joogtada ah ee uu madaxweynuhu bilwaliba uu ubaxo.
Sida lagu daabacay wargeys kasoo baxa dalka Mareekanka ayaa waxaa la xaqiijiyay in Madaxweynaha Soomaaliya Shariif oo inta badan u muuqanaya madaxweyne aad u safra isla markaana uu socdaalkiisu badan yahay uu iibsaday Diyaarad gaar ah oo mar waliba garoonka u taagan, kadib markii ay dhibaato ku noqotay inuu mar walkba diyaaradda uu ku safrayo uu ka dalbado dalalka Itoobiya iyo Kenya.
President Sheikh dalxiis buys a new Aircraft +PICTURES
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: President Sheikh dalxiis buys a new Aircraft +PICTURES
Its public propery.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 2936 Views
-
Last post by Foxy22
-
- 12 Replies
- 1894 Views
-
Last post by anzeloti
-
- 31 Replies
- 2085 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 860 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 0 Replies
- 873 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 6 Replies
- 1024 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 8 Replies
- 1386 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 8 Replies
- 93 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 5 Replies
- 937 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 23 Replies
- 2409 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero


