Page 1 of 1

Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 2:16 pm
by Knight of Wisdom
Golaha Wasiirada Xukuumadda KMG ah ee Somalia isku raacay in shirka wadatashiga lagu qabto Muqdisho


Khamiis, Ogoosto 11, 2011 (HOL) – Golaha wasiirrada xukuumadda KMG ah ee dalka Soomaaliya ayaa waxay isku raaceen in shirka wadatashiga Soomaalida lagu qabto magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale ay golaha wasiirradu isku raaceen in loo sameeyo degmooyinka gobolka Banaadir maamullo wax ka qaban kara ammaanka.

Kulanka ayaa waxaa ugu horreyn lagu dhageysatay warbixin ku saabsanayd halka lagu qabanayo shirka wadatashiga ah oo ay soo diyaariyeen wasirro ka tirsan golaha wasiirada xukuumadda KMG ah.

Wasiirka dastuurka, federaalka iyo dib u heshiisiinta Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in shirka looga hadli doono marxaladda kala guurka ah iyo muddada halka sano ah ee ay shaqeynayso iyo waxay qabanayso.

Dhageysigaas kaddib ayaa waxay goaha wasiirradu ka doodeen halka lagu qabaayo shirka wadatashiga ah, iyadoo afhayeenka xukuumaddu uu sheegay in wasiirradu ay isku raaceen in shirkaas lagu qabto Muqdisho inta u dhexeysa 04 illaa 06 bishas oo socota ee Sebteembar.

Halka lagu qabanayo shirka wadatashiga ayaa waxaa bilihii ugu dambeeyay ka jiray muran xooggan, iyadoo tani ay murankaas oo dhan meesha ka saarayso, inkastoo wafdi uu hoggaaminayay dajire Augustine Mahiga oo shalay Muqdisho kula kulmay ra'iisul wasaaraha Soomaaliya aysan sheegin halka lagu qabanayo shirka.

Shirkan ayaa waxaa ka qaybgalaya dhammaan maamullada dalka ka jira iyo DKMG ah, waxaana qodobbada lagu soo qaadayo ka mid noqon doona inuu iskaashi dhex-maro maamullada dalka ka jira iyo dowladda KMG ah ee Soomaaliya.

Dhanka kale, golaha wasiirradu waxay kulankooda uga hadleen sidii maamullo loogu sameyn lahaa degmooyinka magaalada Muqdisho oo toddobaadkan billwogiisii ay isaga baxday Xarrakatul Shabaab, maamulladaas oo la sheegay inay noqdaan kuwo karti u leh inay ammaanka wax ka qabtaan.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
maxuseen@hiiraan.com
Muqdisho, Soomaaliya

Re: Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 2:22 pm
by Coeus
As any other capital of a Nation would.

Faroole loses again. I guess they dont teach leadership skills at taxi driving courses.

Re: Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 2:24 pm
by Knight of Wisdom
Coeus wrote:As any other capital of a Nation would.

Faroole loses again. I guess they dont teach leadership skills at taxi driving courses.
:lol: :lol: :lol: :lol:

Now, the question is...where in Mogadishu?

Re: Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 2:30 pm
by Coeus
No, now the question is.. which factions are going to partake in this.

Re: Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 2:38 pm
by abdisamad3
now dont count us Puntlanders in soon we gonna claim independance from zoomalia,,plus we have the oil coming out soon, we gonna create a kuwait like state, while you sleep and bath in your own shit breeding with aids infected fufus and god knows what else, :lol:

Re: Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 2:40 pm
by Knight of Wisdom
abdisamad3 wrote:now dont count as Puntlanders in soon we gonna claim independance from zoomalia,,plus we have the oil coming out soon, we gonna create a kuwait like state, while you sleep and bath in your own shit breeding with aids infected fufus and god knows what else, :lol:
:lol: :lol: :lol:

Horta, what's up with Puntlanders and their claim of being "Nationalists, Patriots", and then...when Somalia's Capital is free...they don't want it to host the Conference, rather...they want a Tuulo, smaller than the size of a small Neighborhood in Mogadishu to host the Conference. :lol:

Re: Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 2:44 pm
by quark
inshallah khair will come out of this conference :up:

waryaa abdisamad, have you found new recruits for your new party? :)

Re: Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 2:45 pm
by Coeus
abdisamad3 wrote:now dont count us Puntlanders in soon we gonna claim independance from zoomalia,,plus we have the oil coming out soon, we gonna create a kuwait like state, while you sleep and bath in your own shit breeding with aids infected fufus and god knows what else, :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

There you got it folks, from a MJ himself :mrgreen:

Re: Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 3:04 pm
by abdisamad3
Knight of Wisdom wrote:
abdisamad3 wrote:now dont count as Puntlanders in soon we gonna claim independance from zoomalia,,plus we have the oil coming out soon, we gonna create a kuwait like state, while you sleep and bath in your own shit breeding with aids infected fufus and god knows what else, :lol:
:lol: :lol: :lol:

Horta, what's up with Puntlanders and their claim of being "Nationalists, Patriots", and then...when Somalia's Capital is free...they don't want it to host the Conference, rather...they want a Tuulo, smaller than the size of a small Neighborhood in Mogadishu to host the Conference. :lol:
Go sail in your own shit cause puntland don't need anything to do with you

Re: Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 3:09 pm
by abdisamad3
quark wrote:inshallah khair will come out of this conference :up:

waryaa abdisamad, how you found new recruits for your new party? :)
Masha-Allah my new party is well received by the people :clap:

Re: Mogadishu Will Host The Conference !

Posted: Thu Aug 11, 2011 4:19 pm
by ciyaal_warta
abdisamad3 wrote:
quark wrote:inshallah khair will come out of this conference :up:

waryaa abdisamad, how you found new recruits for your new party? :)
Masha-Allah my new party is well received by the people :clap:
what is that new party ?? i dint get the memo waryaa :lol: