Page 1 of 4

S/land govt to supply food and medicine to Somalia's famine

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:07 pm
by The_Emperior5
Image


Fadhigii Golaha Wasiiradda JSL Ayaa Dood Dheer Ka Dib Lagu Go’aamiyey In Ay Somaliland Diyaar U Tahay Gurmadka Caalamiga Ah Ee Loo Fidinayo Dadka Ku Bara Kacay Abbaaruhu Ee Mandaqada Geeska Africa Siiba Soomaaliya
Hargaysay(Waaheen) Fadhigii Caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada JSL, oo uu gudoominaayey Madaxweyne ku xigeenka JSL, ahna ku simaha Madaxweynaha JSL, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa dood dheer ka dib lagu go’aamiyey:-



1.In ay Somaliland diyaar u tahay Gurmadka Caalamiga ah ee loo fidinayo dadka ay bara kiciyeen abbaaruhu ee mandaqada geeska Africa siiba Soomaaliya.
2.Sidoo kale Waxa la magaacay Guddi Heer Qaran ah oo ka soo tala bixinaysa kaalinta Gurmadka ee Somaliland, iyo sidii Qaadhaan loogu heli lahaa dadka ku tabaalaysan soomaaliya.
3.Iyo In Cidallaale cidii taakulo u sida Dadka ku macaluullaya soomaaliya loo fasaxay Dekeda Berbera isticmaalkeeda loona soo marin karo Dadkaa Macaluushu saamaysay iyo in ay Somaliland uga sii gudbin karaan Cuntada ay u sidaan Soomaaliya.


Xubnaha Guddida oo Dhan 7 Xubnood waxa ay kala yihiin sidan :-



1.Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi
2.Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Mudane, Axmed X. Cali Cadami
3.Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Cabdirisaaq Khaliif Axmed
4.Wasiirka Wasaaradda Diinta & Awqaafta Sh. Khaliif Cabdilaahi Axmed
5.Wasiiru Dawlaha Arrimaha Debeda Dr. Mrashiid Sh. Xasan
6.Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan
7.Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hawlaha guud iyo Guryeynta. Cali Cabdi Saayiq





ALLAA MAHAD LEH




Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse)

Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

Re: Somaliland government to supply food and medicine to fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:11 pm
by AhlulbaytSoldier
Mashallah, we must help our koonfuri brothers and sisters. :up:

Re: Somaliland government to supply food and medicine to fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:11 pm
by union
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:


And I thought Gaza's offer was riddiclous.

Re: Somaliland government to supply food and medicine to fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:14 pm
by The_Emperior5
HutuKing01 wrote:Mashallah, we must help our koonfuri brothers and sisters. :up:

Indeed especially in this holy Month of ramadan

Re: Somaliland government to supply food and medicine to fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:16 pm
by abdalla11
I think it's the wrong moment to send Khat :?

Re: Somaliland government to supply food and medicine to fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:16 pm
by Coeus
Somalis helping eachother, mashallah :up:

Re: Somaliland government to supply food and medicine to fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:17 pm
by The_Emperior5
abdalla11 wrote:I think it's the wrong moment to send Khat :?
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
















































































































Not funny :|

Re: Somaliland government to supply food and medicine to fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:18 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Again a certain clan is hating :lol:

Re: Somaliland government to supply food and medicine to fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:19 pm
by tightrope
:sland: :up:

Re: Somaliland government to supply food and medicine to fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:24 pm
by abdalla11
Enemy_Of_Mad_Mullah wrote:Again a certain clan is hating :lol:
:lol:

Re: S/land govt to supply food and medicine to Somalia's fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:31 pm
by Advo
:sland: :up:

Re: Somaliland government to supply food and medicine to fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:32 pm
by DropkickMurphy
abdalla11 wrote:I think it's the wrong moment to send Khat :?
:lol: I did not see that coming.

Re: S/land govt to supply food and medicine to Somalia's fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:34 pm
by Amilla
Puntland did the same thing few days ago :up:

Re: S/land govt to supply food and medicine to Somalia's fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:36 pm
by Coeus
The title is instigating. :lol:

Re: S/land govt to supply food and medicine to Somalia's fam

Posted: Thu Aug 11, 2011 5:37 pm
by TheblueNwhite
:lol: :lol: :lol: