Page 1 of 1

SADHAASHU WAA KHAYR!

Posted: Fri Aug 12, 2011 7:39 am
by JolieFille
Somalia dhalin iyo wayeel dhamaantood siday u dhisteen dhulkoodi nabada u dhidbeen allow dhowr waa dharaartii la taagey la dhidbay calankeenii dhalaankeenu nabad ku seexdee xumaha dhafaha wanaaga dhisaha wixii dhacaya dhankiisa hayaha wadaniga dhabta ah allow dhowr Somalia allow dhowr, amiiin amiin :clap: :clap: :clap: :som: :som: :som:



Image

Re: SADHAASHU WAA KHAYR!

Posted: Fri Aug 12, 2011 11:37 am
by Twist
:lol: @ Sadhaashu. It's 'Saadaashu', mate.

Re: SADHAASHU WAA KHAYR!

Posted: Fri Aug 12, 2011 11:41 am
by greenday
And what is sadhaashu/ Saadaashu?

Re: SADHAASHU WAA KHAYR!

Posted: Fri Aug 12, 2011 11:54 am
by Twist
greenday wrote:And what is sadhaashu/ Saadaashu?
Saadaal = sign, forecasting, prediction etc.