Page 1 of 1

Gadaale oo lagu Go,aamiyey in La aaso Galabta

Posted: Fri Aug 12, 2011 4:43 pm
by Knight of Wisdom
War Deg deg ah Gadaale oo lagu Go,aamiyey in La aaso Galabta August-2011

Image

Wararka Hada naga soo Gaadhay Deegaanka Gadaale oo Dhinaca Waqooyi ka Xiga Magaalada Buuhoodle oo dhawaan Beesha Bariga Burco ka Qodeen Baraago kale kadib Markii laga aasay Deegaanka kalshaale oo Dhiig badan ku Daatay.

Wararkii ugu Danbeeyey ee hada Gadaale naga soo gaadhay ayaa ku soo Waramaya in Halkaasi laga soo saaray Go,aamo ku aadan in Gabi ahaanba la aaso Baraagaha Beesha Habar jeclo ka Qoteen gadaale, kadib Go,aan halkaasi ay kaga dhawaaqeen Madax ka socotay Dawlada Deegaanka Somalilda Itoobiya oo Bariyahan Wadahalo ka kala Dhex Waday labada Beelood.

Waxana loo Balamay Bacda Ramadaanka in Ciida lagu Rogo Dhamaan Baragahaasi Waxana Sidoo kale Caaqil Cabdi Raxmaan Axmed oloe oo kamid ahaa Gudigii loo saaray arintaasi ee Dhinaca Buuhoodle u sheegay kalshaalenews.com inay soo dhawaynayaan Go,aankaasi, Halkan Beesha Habarjeclona kala Carowdya halkaasi Guul Daro Mar kale..

Wararkaasi oo faah faahsan kala soco Kalshaalenews Saacadaha soo socda
Short URL: http://www.kalshaalenews.com/?p=4320

Re: Gadaale oo lagu Go,aamiyey in La aaso Galabta

Posted: Fri Aug 12, 2011 5:28 pm
by The_Emperior5
who owns is gadaale?

Re: Gadaale oo lagu Go,aamiyey in La aaso Galabta

Posted: Fri Aug 12, 2011 5:30 pm
by Knight of Wisdom
The_Emperior5 wrote:who owns is gadaale?
Dee Dhulbahante. :up:

Re: Gadaale oo lagu Go,aamiyey in La aaso Galabta

Posted: Fri Aug 12, 2011 6:29 pm
by Knight of Wisdom
Gadaale Deegaan has DIAMONDS. :shock: :shock: :shock:

Look at the Sand...it's just like the sands of Angola, the Diamond Country of Africa. :shock:

Image
Image
Image
Image

Re: Gadaale oo lagu Go,aamiyey in La aaso Galabta

Posted: Fri Aug 12, 2011 10:01 pm
by Monk-of-Mogadishu
That ugly red sand is everywhere. Its all over Togdheer, Galguduud, northern Gedo and western Mudug. It just indicates poor-yielding soil. :|

Pinky is really dumb.