pland ship Sink in oman ocean
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
pland ship Sink in oman ocean
War Goor Dhawayd soo Gaaray Xafiiska Wararka ee RBC Radio ku leedahay Magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu sheegay in
Dooni laga leeyahay Dalka Pagistan ay ku Degtay Xeebaha Cumaan ,waxaana ay u socotay Puntland Gaar ahaan Dekada Magalada Boosaaso oo ay u siday Xamuul isugu jira Gaadiid & Shidaal,
Sida ay u Xaqiijiyeen Qaar ka mida Ganacsatada Magalada Boosaaso , Doontan oo aan Magaceeda la Sheegin ayaa waxaa Saarnaa 16 Shaqaale ah waxaana ilaa Hadda aan lahayn 7 kamid ah shaqaalahaas,
Doonida ayaa Markii Hore waxaa ka kacay Dab kadibna waa ay Degtay
Wixii Faahfaahin Dheeri ah oo la Xiriira Doonida kala Soco Wararka Danbe ee RBC Radio
RBC Radio
Xafiiska Wararka ee Bosaso
Dooni laga leeyahay Dalka Pagistan ay ku Degtay Xeebaha Cumaan ,waxaana ay u socotay Puntland Gaar ahaan Dekada Magalada Boosaaso oo ay u siday Xamuul isugu jira Gaadiid & Shidaal,
Sida ay u Xaqiijiyeen Qaar ka mida Ganacsatada Magalada Boosaaso , Doontan oo aan Magaceeda la Sheegin ayaa waxaa Saarnaa 16 Shaqaale ah waxaana ilaa Hadda aan lahayn 7 kamid ah shaqaalahaas,
Doonida ayaa Markii Hore waxaa ka kacay Dab kadibna waa ay Degtay
Wixii Faahfaahin Dheeri ah oo la Xiriira Doonida kala Soco Wararka Danbe ee RBC Radio
RBC Radio
Xafiiska Wararka ee Bosaso
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: pland ship Sink in oman ocean
insallaha all the crew are alive , we can purchase new boat and buy food or petrol, but human life is more valuable then anything else 
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: pland ship Sink in oman ocean
indeedFBISOMALIA wrote:insallaha all the crew are alive , we can purchase new boat and buy food or petrol, but human life is more valuable then anything else
Re: pland ship Sink in oman ocean
Anybody lost their lives?
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: pland ship Sink in oman ocean
as the news says until now 9 alive 7 missing sisAmilla wrote:![]()
Anybody lost their lives?
Re: pland ship Sink in oman ocean
This is unfortunate. I am sorry to hear about this.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: pland ship Sink in oman ocean
its ok sis we glad they dead by the ocean not nonsenses fightAmilla wrote:This is unfortunate. I am sorry to hear about this.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: pland ship Sink in oman ocean
Boosaso ( RBC Radio) Waxaa soo baxaya warar faah-faahsan oo ku saabsan dooni galabnimadi shalay ku dagtay xeebaha dalka cumaan oo ku soo jeeday xeebaha Puntland.
Doontani oo ay Saarnaayen shaqaale gaaraya 16 ayaa u soo jeeday dhinaca Puntland,dab xoogan oo ka kacay ayaa keenay in ay ku dagto xeebaha dalka Cumaan.
Warar aan ka helay ilo ganacsi oo ku sugan boosaso ayaa Maanta oo Jimco ah u sheegay RBC radio in doontani ay u Rarneyd ganacsato reer Puntland ah,alaabaha ugu badana ay ahaayen Dhar iyo Raashin,waxaana ay intaasi raaciyeen in dharka saaran uu ahaa mid loogu talagalay Ciida Soo Aadan.
Ganacstada ayaa sheegay in shilkani uu ka soo gaaray qaasaro xoogan,waxaana arintani oo kale ay dhawaan ka dhacday xeebata Boosaso oo ay ku dagtay doon gacansi oo u rarneyd shirkadaha Tofiiq iyo Al-nuur Group oo ah ka mid ah Shirkadaha Ganacsi ee ugu waweyn Puntland.
Ugu danbeyntiina waxaa dhawaan laga dhowrayaa ganacsatada ay u rarneyd doonidan in ay si Cad u shaaciyay doontani shirkadaha ay u Kireysned iyo alaaha ku qasaaray inta ay waxa ay yihiin

- Coeus
- SomaliNet Super

- Posts: 11709
- Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
- Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region
Re: pland ship Sink in oman ocean
Second time in one month 
- Monk-of-Mogadishu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4962
- Joined: Mon Oct 08, 2007 1:06 pm
- Location: The thought of gemini07 and her family getting rich sends chills down my spine
Re: pland ship Sink in oman ocean
Its the second-busiest port in the country (behind Mogadishu) so its bound to happen often when you have an insane amount of demand. This is also a regular occurrence in Mogadishu.Coeus wrote:Second time in one month
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: pland ship Sink in oman ocean
FBISOMALIA wrote:as the news says until now 9 alive 7 missing sisAmilla wrote:![]()
Anybody lost their lives?
which one is it FBI...you just said the crew was aliveFBISOMALIA wrote:insallaha all the crew are alive , we can purchase new boat and buy food or petrol, but human life is more valuable then anything else
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: pland ship Sink in oman ocean
i just hope walal that they are all alivedamu wrote:FBISOMALIA wrote:as the news says until now 9 alive 7 missing sisAmilla wrote:![]()
Anybody lost their lives?
which one is it FBI...you just said the crew was aliveFBISOMALIA wrote:insallaha all the crew are alive , we can purchase new boat and buy food or petrol, but human life is more valuable then anything else
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1176 Views
-
Last post by RoobleAlWaliid
-
- 2 Replies
- 509 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 26 Replies
- 2386 Views
-
Last post by Samatr
-
- 28 Replies
- 1505 Views
-
Last post by SLEW_DEM
-
- 13 Replies
- 769 Views
-
Last post by suga_n_spice
-
- 0 Replies
- 2036 Views
-
Last post by BoySmile
-
- 58 Replies
- 3185 Views
-
Last post by Xplosive
-
- 1 Replies
- 405 Views
-
Last post by *lady_ice_4u2nv*
-
- 38 Replies
- 3155 Views
-
Last post by Turbulence