Page 1 of 1

Suldaan killed outside mosque in bosasso

Posted: Mon Aug 15, 2011 11:48 am
by grandpakhalif
Bosaaso oo La dilay Caawa Suldaan



14th August 2011 ·
Bosaso:- Magaalada Bosaaso oo ayaamahan Amaankeedu Wanaagsanaa ayaa Caawa lagu dilay Alla ha u Naxariistii Suldaankii Beesha Gar-Koombe ee ku dhaqan Magaalada Bosaaso, dilka Suldaanka ayaa warar is burinaya laga soo sheegayaa.

Warar baa sheegaya In Suldaan Cabdiwaaxid Axmed Sheekh Cawaale uu la shaqayn jiray Shirkada Golis ee Telefoonada, walow ay jiraan warar kale oo sheegaya inuu ka Max-banaan Howlaha Shirkadaasi.

Hase yeeshee dilkiisa baa dhacay xili uu Salaad ka soo baxay Caawa Fiidkii.


Another victim of aano qabil in volatile area :( :( :(

Re: Suldaan killed outside mosque in bosasso

Posted: Mon Aug 15, 2011 11:51 am
by AgentOfChaos
I never heard of Gar-Koombe.

Re: Suldaan killed outside mosque in bosasso

Posted: Mon Aug 15, 2011 12:11 pm
by The_Emperior5
Ilahay ha u naxaristo suldaanka but grandpa why are you posting only bad stuff from puntland :lol: :down:

Why not post this instead
Hay’adda NESHA Oo Dib U Habayn Ku Samayneysa Waddada u Dhexaysa Garowe iyo Gaalkacyo

Agaasimaha Hay'adda Nesha Eng. Xassan Cisman Cali
Inta u dhaxaysa tuulooyinka Kalabayr iyo Jalam oo ku yaala waddada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo ayaa waxaa hay’adda wadooyinka Puntland ee Nesha ka waddaa dayactir, kadib markii ay burbursanayd muddooyinkii la soo dhaafey

Re: Suldaan killed outside mosque in bosasso

Posted: Mon Aug 15, 2011 4:12 pm
by TheblueNwhite
AUN to the dead suldan.

Re: Suldaan killed outside mosque in bosasso

Posted: Mon Aug 15, 2011 4:23 pm
by Amilla
The_Emperior5 wrote:Ilahay ha u naxaristo suldaanka but grandpa why are you posting only bad stuff from puntland :lol: :down:

Why not post this instead
Hay’adda NESHA Oo Dib U Habayn Ku Samayneysa Waddada u Dhexaysa Garowe iyo Gaalkacyo

Agaasimaha Hay'adda Nesha Eng. Xassan Cisman Cali
Inta u dhaxaysa tuulooyinka Kalabayr iyo Jalam oo ku yaala waddada isku xirta Garowe iyo Gaalkacyo ayaa waxaa hay’adda wadooyinka Puntland ee Nesha ka waddaa dayactir, kadib markii ay burbursanayd muddooyinkii la soo dhaafey

Because he is shaddy person. He would rather post one person that was killed in Bosaso than the thousand people that died out of starvation in Gedo last night and the hundreds of women that was raped. He is officially lost his mind, his obsession is just sad :|

AUN the dead. Long live Puntland!