Puntland releases Somaliland officials abducted in taleex

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Puntland releases Somaliland officials abducted in taleex

Post by The_Emperior5 »

Puntland Oo Sii Daysay Qaar Kamid Ah Maxaabiistii Iyo Gaadiidkii Somaliland-
Lasanod Online. Monday, August 15, 2011



Garoowe,(lasanod Online)- Maxkamada Darajada koowaad ee magaalada Garoowe ayaa shaaciyey in maamulka Puntland ay sii daysay 7-kamid ah..


maxaabiistii laga soo qabtay maamulka Somaliland xilli ay ku sii jeedeen deegaanka Taleex. waxuuna sheegay gudoomiyuhu in ragan lagu waayey wax dambi ah, waa siduu hadalka u dhigaye.

Gudoomiyuhu ma kala cadayn cidda ay yihiin iyo xilalka ay ka hayeen Somaliland raga la sii daayey, hase yeeshee waxaa maanta maxkamada magaalada Garoowe la horkeenay tiro gaadheysa 9 ruux oo iyagu weli ku sii jira gacanta maamulka Puntland.

Siideynta ragan ayaa imanaya xilli ay xabsiga Garoowe ku jireen muddo todobaad qudha oo aan si buuxda loo dhamaystiri karin dacwadooda. Sidoo kale maamulka Somaliland waxaa loo sii daayey saddex kamida gaadiidkii Somaliland ee lahaa astaanta iyo taarikada maamulkooda.

Ragan maanta la hor keenay maxkamada Garoowe oo ah 9 maxbuus, ayaa xeer-ilaaliyaha maxkamada sheegay inuu ku soo oogay dacwad la xirrirta inay khal khal ka sameyn rabeen degmada Taleex ee gobolka Sool halkaas oo laga soo qabtay xilli ay kusii jeedeen.

Maxkamada ayaa markii ay dhageysatay dacwadooda soo saartey go’aan ah in dib loo dhigo ilaa maalinta berito oo talaado ah oo dib loo dhageysan doono dacwadooda isla markaana la xukumi doono.

Dadweynaha reer Puntland ayaa saadaalinayey in Puntland diyaar u ahayn inay xabisiga kusii hayso maxaabiistan reer Somaliland, maadaama madaxda Puntland ay ku weyn tahay deris wanaaga iyo nabad-gelyada labada maamul ayna hoosta ka yihiin heshiis, xilli weli Somaliland ay ka taliso dhul iyo xuduud mar ka tirsanaan jiray Puntland.

Maamulka Somaliland ayaa hore hanjabaad ugu diray Puntland inay si deg deg ah usoo daayaan Raga iyo Gaadiidka ay jid gooyada ku qabsadeen hadii kalena ay ka qaadi doonaan talaabo Milateri.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by The_Emperior5 »

Maamulka Somaliland ayaa hore hanjabaad ugu diray Puntland inay si deg deg ah usoo daayaan Raga iyo Gaadiidka ay jid gooyada ku qabsadeen hadii kalena ay ka qaadi doonaan talaabo Milateri.
:lol: :lol: :lol: I told you so
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by FBISOMALIA »

^
7 from 19 impressive i thought 10 , and 7 foot soldier great achieve from sl side :lol: :lol: :lol:

and yeah thx for the cars we will used it for safari :P
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by The_Emperior5 »

They would be released i told you so see less then a week :up: :P
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by FBISOMALIA »

The_Emperior5 wrote:They would be released i told you so see less then a week :up: :P
ok again where are the big fish :lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by Coeus »

Daamn, whats wrong with PL :down:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by FBISOMALIA »

Coeus wrote:Daamn, whats wrong with PL :down:
clear message dont play with pl land again ...!!! soon those criminals will stand in garowe court for their crimes :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by udun »

The released are young boys but the big dabaqoodhis are rotting in the prison 8-)
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by HaragWafi85 »

Well done Bintiland. :up:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by Coeus »

FBISOMALIA wrote:
Coeus wrote:Daamn, whats wrong with PL :down:
clear message dont play with pl land again ...!!! soon those criminals will stand in garowe court for their crimes :up:
Inshallah :up:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by Knight of Wisdom »

udun wrote:The released are young boys but the big dabaqoodhis are rotting in the prison 8-)
So, any solider who is captured from Somaliland is automatically released within 7 days, because they are "boys"? :lol:
User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by HaragWafi85 »

The_Emperior5 wrote:
Maamulka Somaliland ayaa hore hanjabaad ugu diray Puntland inay si deg deg ah usoo daayaan Raga iyo Gaadiidka ay jid gooyada ku qabsadeen hadii kalena ay ka qaadi doonaan talaabo Milateri.
:lol: :lol: :lol: I told you so

:D
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by FBISOMALIA »

Knight of Wisdom wrote:
udun wrote:The released are young boys but the big dabaqoodhis are rotting in the prison 8-)
So, any solider who is captured from Somaliland is automatically released within 7 days, because they are "boys"? :lol:
pl law says under age boys should sent to their parents now they go back to where they belong :ugeek:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by udun »

Knight of Wisdom wrote:
udun wrote:The released are young boys but the big dabaqoodhis are rotting in the prison 8-)
So, any solider who is captured from Somaliland is automatically released within 7 days, because they are "boys"? :lol:
Pinky aka Mr Colour badane, I know few days ago, the boys are gonna get released since they are locals, but the big Dabaqoodhis will remain in prison.

Adiga durbaankaagii xaggee marayaa garaacidiisii? :lol: :lol:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Puntland releases Somaliland officials abducted in talee

Post by Knight of Wisdom »

udun wrote:
Knight of Wisdom wrote:
udun wrote:The released are young boys but the big dabaqoodhis are rotting in the prison 8-)
So, any solider who is captured from Somaliland is automatically released within 7 days, because they are "boys"? :lol:
Pinky aka Mr Colour badane, I know few days ago, the boys are gonna get released since they are locals, but the big Dabaqoodhis will remain in prison.

Adiga durbaankaagii xaggee marayaa garaacidiisii? :lol: :lol:
Udun = The_Emperior? :shock: :lol:

Emperior says, "Kaladh Badane" and Udun said "Colour Badane". You weren't being slick, dude. :lol:

Regarding the thread: Aren't the "Big Dabaqoodhis" locals as well? :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”