Samadoonia to supply food and shelter for Somali refugees
Posted: Mon Aug 15, 2011 4:08 pm
kulan maanta ka dhacay xerada madaxtooyada mamul gobaleedka Samadoonia ee caasimada uu tahay Samatariya ayaa wasiirada maamulkaas ee ka doodeen siduu mamulkoodu gacan uga geysan lahaa gargaarka bani'adanimo ee ka jira konfurta somalia.Madaxweynaha mamulka Samadoon-waaxid ayaa shirkooda todabaadlaha ah ka sheegay abaartan inay tahay "wax aan loo adkeysan karin" oo aysan indhaha ka qarsan doonin "dibaatadan baaxada weyn" waa siduu hadalka uu dhigay ee. waxaa sidaasoo kale madashaas ka hadlay Samadoon-Ethneen oo sheegay inaay hiil iyo hoo ee la garab taaganyehiin walaalahooda Somalieed oo todabaadka soo socada ee uu dirayaan wafdi uu hogaaminayo Samadoon-Thalaatha iyo hay'ada laanqeerta Samadoon(Samadoonic crescent) oo ayagu mucaawinada gaadhsiin doona xeryahay qaxootiga.
wixi warar ah oo nagu soo kordha waxaad nagala socotaan wikaalada wararka caalamiga ah ee
Samadoon Media
qoraa: SW
wixi warar ah oo nagu soo kordha waxaad nagala socotaan wikaalada wararka caalamiga ah ee
Samadoon Media
qoraa: SW