



Moderator: Moderators
HELWAA wrote:Inay tusbaxeeda so saarato aya la qaatey oy mikrifoonka shalafka saarto.Waqtigeedi way so qaadatey it's about time she retire.Mushkilada hubalada somalida haysata waa ma oga goor ay joojiyan.
Great singer indeed, one of the few somali singers i realy injoy listning to.
adam2000 wrote:sxb what do you mean, kinsi baa naga dhimatay.