Ibraahim Ahmed Johnny Embarrassed In The Kenya Elections !

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Ibraahim Ahmed Johnny Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by Knight of Wisdom »

Ceeb hadhaysa Johny.

Ibraahim Ahmed oo ku magac dheer Johny, kaasoo ahaa musharaxii ugu cad cadaa ee la tartamayey Yuusuf Hassan Abdi, ayaa waxaa la soo gudboonaatay Fadeexad weyn, ka dib markii uu sadex goobood ku dagaalamay meelihii laga codeynayey. Mr Johny ayaa wuxuu watay dad sitay Baasaborka dalka Kenya kuwaasoo loo diidey in ay codeeyaan , mjaxaa yeelay sharciga Kenya ayaa qaba in qofka codeynaya aan Basaaboor looga baahnayn ee looga baahan yahay ID{Kibandhe}.

Johny ayaa gudida doorashooyin u sheegeen in dadkan laga doonayey ID ee aan laga rabin Passport isla markaana meeshu aysan ahayn Garoon laga dhoofayo ee sharciga dhalashada warqad yar laga rabo taasoo lagu ladhay kaadhka codeyn{Kura}.

Johny ayaa gacan qaad, Aflagaadeyn iyo weliba hadalo ka baxsan anshaxa musharaxiinta siyaasiyiinta ah ku hadlay, waxaana ciidanka Amaanku u sheegeen in uu xadhig yahay, kaasoo sida ka muuqata muuqaalka laga gaxeeyey meeshii.
Ibrahim Ahmed Johny, ayaa dhaawaca kale ee soo gaadhay uu ahaa ka dib markuu TVga Horn Cable ee ku hadla afka maamulka Hargaysa ka sheegay inuu u doodi dooni qadiyada maamulkaasi Siilaanyo, taaso ka xanaajisay Soomaalida badan, isla markaana loo Aaneenayo in ay dirida dirtay maanta. Yuusuf Hassan ABdi ayaa taas bedelkeeda sheegay inuu u shaqayn doono si daacad,wuxuuna mar shabakada Horufadhi la xidhiidhay u xaqiijiyey inuu Midnimada Soomaaliya weligii u taagnaan doono.

Johny asal ahaan wuxuu ka soo jeedaa magaalada Hargaysa ee dalka Soomaaliya, Aabihii ayaa wadanka u yimid Askarnimo ingiriiskii ah
, halka Yuusuf Hassan ka soo jeedo Deeganada Waqooyiga bari Kenya, lana xaqiijiyey in deegaan ahaan uu yahay reer Gaarisa, awoowayaashiina ay ku dhasheen Kenya. Wuxuu noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo laga soo doorto magaalada Nairobi ee xarunta u ah dalka Kenya.

[youtube]KQvDjI9Q1O0#at=20[/youtube]
Last edited by Knight of Wisdom on Fri Aug 19, 2011 2:22 am, edited 1 time in total.
User avatar
Methylamine
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6362
Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm

Re: Isaaq Guy Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by Methylamine »

Coming from a tribe that gets destroyed in every election, all I can say is brush your shoulders off and just persevere...even if it means losing more votes in the next election :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isaaq Guy Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by The_Emperior5 »

Wuxu shabakada hurorfadhi u sheegey i stopped reading there these were the same people who wrote on their side few months ago dahabshil oo goordhaweyd madaarka naiobi ka so dego si u dilo saado cali :lol: :lol:
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Isaaq Guy Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by Knight of Wisdom »

The_Emperior5 wrote:Wuxu shabakada hurorfadhi u sheegey i stopped reading there these were the same people who wrote on their side few months ago dahabshil oo goordhaweyd madaarka naiobi ka so dego si u dilo saado cali :lol: :lol:
What does Saado Ali has to do with this? You claim to be a Suldan and you insult a Fanaanad Qaran, who even spoke out for Beesha Isaaq in the 1980s.

Illowiid oga ma umal ba.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isaaq Guy Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by The_Emperior5 »

Where did i insult her i said horurfadhi wrote your source thad dahabshiil wanted to kill saado ali because he visisted nairobi while she was also in nairobi
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Isaaq Guy Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by Knight of Wisdom »

The_Emperior5 wrote:Where did i insult her i said horurfadhi wrote your source thad dahabshiil wanted to kill saado ali because he visisted nairobi while she was also in nairobi
Are you criticizing Horufadhi?

Have you watched the VIDEO? The Isaaq guys is talking shit, smacking peoples' hands, pushing and shoving. :lol: Horufadhi website simply reported exactly what was going on in that video. :|

Yet, here you are, bring an OLD news about Dhigshiil and Saado Ali into the Thread. :?
razer
Posts: 124
Joined: Fri Oct 22, 2010 5:42 am

Re: Ibraahim Ahmed Johnny Embarrassed In The Kenya Elections

Post by razer »

Johny waa gangsta walee.Better luck next time cuz.i see a man standing up for Somalis when fufus are trying to change the rules in the middle of the game.your time will come up bro.Thats how deal with the fufus :clap: :clap:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Isaaq Guy Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote:Wuxu shabakada hurorfadhi u sheegey i stopped reading there these were the same people who wrote on their side few months ago dahabshil oo goordhaweyd madaarka naiobi ka so dego si u dilo saado cali :lol: :lol:
:lol: :lol:

markan dahabshiil marayey ayaan maskaxdayda kuso dhacday Dahabshiil was behind Thread ki :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Isaaq Guy Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by ToughGong »

:lol: :lol: :lol:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Isaaq Guy Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by Keyse_0208 »

Mr_Alfaas wrote:
The_Emperior5 wrote:Wuxu shabakada hurorfadhi u sheegey i stopped reading there these were the same people who wrote on their side few months ago dahabshil oo goordhaweyd madaarka naiobi ka so dego si u dilo saado cali :lol: :lol:
:lol: :lol:

markan dahabshiil marayey ayaan maskaxdayda kuso dhacday Dahabshiil was behind Thread ki :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Isaaq Guy Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by ToughGong »

Mr_Alfaas wrote:markan dahabshiil marayey ayaan maskaxdayda kuso dhacday Dahabshiil was behind Thread ki :lol:

That thread was genius,I don't know why they put a quful on it
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Isaaq Guy Embarrassed In The Kenya Elections !

Post by Mr_Alfaas »

seemeyer wrote:
Mr_Alfaas wrote:markan dahabshiil marayey ayaan maskaxdayda kuso dhacday Dahabshiil was behind Thread ki :lol:

That thread was genius,I don't know why they put a quful on it
atleast somaliland section ka may uso wareejiyaan.... updates badan o dahabshiil sameyey ayaa jiree :lol:

:lol: :lol: :lol: I know man,like all that rioting in London and other places
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Ibraahim Ahmed Johnny Embarrassed In The Kenya Elections

Post by Mr_Alfaas »

dahabshiil was behind gaboose's resignation :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”