President Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio)
Moderator: Moderators
-
Southie4life
- SomaliNetizen

- Posts: 481
- Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am
President Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio)
“Inta Qof Naga Hadhayo Waanu Is difaacaynaa” Dooxa Joog Dhegayso
18th August 2011 · 0 Comments
Baargaal:- Iska hor imaadkii ka dhacay Bariga Fog ee Gobolka Bari ayaa waxa la sheegayaa inuu Khasaarihiisu sii Kordhayo sida uu GalGalanews u sheegay Madaxwaynaha Maamulka Raascaseyr State Faara Maxamuud Dooxa Joog oo La hadlay Boggan Caawa.
Dooxa Joog ayaa sheegay in PL ay duulaan qaawan ku soo qaatay Deegaanada Maamulkaasi isla markaana ay is difaacayaan dadka deegaankaasi.
“Weerarka waxa Hor boodaya Wasiirka Aminga Wasiirka Arrimaha Gudaha Ku xigeenka Arrimaha Gudaha Gudoomiyaha Goboka Bari ragaasi ayaa dagaalka u sacabtumaya markaa xitaa anagu ma Ogayn inay imanayaan deegaanka waa iska soo Galaan shacabkiina qaarkood way dhaawaceen” Ayuur Yiri.
Madaxwaynaha Maamulkaasi ayaa docda kale sheegay in dagaalkii sii socondoono hadii aanay Puntland dib uga Noqon Buu Yiri duulaanka ay ku soo qaadeen Goobaha ay ka Taliyaan Maamulka Raascaseyr.
“Inta qof naga hadhayo waanu is difaacin maxaa yeelay anagu waanu tashanay Maamul Gooni ah baanu dhisanay Horumarkii ay PL sheegaysay ee lahayd Wafti baanu Baar-Gaal u diray waxa weeyaan dagaalkaasi Beesha Caalamka waxaanu u sheegin in Puntland Colaadaasi Kaalin wayn ku Leedahay” Ayuur Yiri Dooxa Joog
Hoos ka dhegayso Waraysiga Eng Dooxa Joog
In kastoo aanay noo suura Galin inaanu Helo dhanka Puntland Waftiga ka Tirsan hadana Raacaseyr dhankeeda waxay sheegeen inay gaadiid ka Gubeen Puntland oo ay Guulo sheegaynayaan.
Hada ka hor mar aan Waraysi la Yeelanay Doox Joog waxa uu sheegay inay Puntland Xaqirtay deegaanadaasi Dhegayso:- Faarax Maxamud Yusuf (Faarax Dooxa Joog
http://www.galgalanews.com/?p=2336

Last edited by Southie4life on Fri Aug 19, 2011 10:53 am, edited 1 time in total.
-
Niya
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2955
- Joined: Sat Jun 02, 2001 7:00 pm
- Location: At the end of the tunnel, waiting for the light to come on.
Re: Presesident Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio
Lol@@@ thanks for the laughs!
-
Southie4life
- SomaliNetizen

- Posts: 481
- Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am
Re: Presesident Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio
one side say they are in baargaal and the other is making same claim,,,,,i still cant believe a place in bari started the resistance against faroles corruption,,,,builds nothing,,,,visits no where,,,,high crime,,,
-
Southie4life
- SomaliNetizen

- Posts: 481
- Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am
Re: Presesident Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio
he is saying that he is in baargaal,,,,,someone is lying,,,,,both agree a fight took place,,,,i told everyone that's why farole never leaves garowe,,,,Niya wrote:Lol@@@ thanks for the laughs!
- whitehartlane
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2041
- Joined: Sun Jan 02, 2011 10:23 pm
Re: President Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio)
if somalis stayed united, we would never have had a civil war
if darod stayed united in early 90's, the somali struggle would have never reached this level
if harti stayed united in late 2000kii, puntland wouldnt be where she is today.
some people never learn lessons from divisions

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: President Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio)
it says that atom was part of fight and MR.rasyaser ask him for assistant 
-
Southie4life
- SomaliNetizen

- Posts: 481
- Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am
Re: President Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio)
fbisomalia you dont even understand somali language,,,,,but what you are saying is that atom wasnt defeated,,,and he can even be part of a fight at the other end of bariFBISOMALIA wrote:it says that atom was part of fight and MR.rasyaser ask him for assistant
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: President Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio)
it says also SSC supply ammo to ras ass state to stop puntland InvasionSouthie4life wrote:fbisomalia you dont even understand somali language,,,,,but what you are saying is that atom wasnt defeated,,,and he can even be part of a fight at the other end of bariFBISOMALIA wrote:it says that atom was part of fight and MR.rasyaser ask him for assistant?,,,,,galgalanews is one of few sites farole cant arrest,,,,president dooxa joog has give his side of the fight in a audio,,,,dont no who is lying,,,,but puntland ministers were attacked,,,,,i cant believe what would happen to farole if he had the courage to travel,,,,
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: President Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio)
Southie4life wrote:fbisomalia you dont even understand somali language,,,,,but what you are saying is that atom wasnt defeated,,,and he can even be part of a fight at the other end of bariFBISOMALIA wrote:it says that atom was part of fight and MR.rasyaser ask him for assistant?,,,,,galgalanews is one of few sites farole cant arrest,,,,president dooxa joog has give his side of the fight in a audio,,,,dont no who is lying,,,,but puntland ministers were attacked,,,,,i cant believe what would happen to farole if he had the courage to travel,,,,

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: President Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio)
damu wrote:Southie4life wrote:fbisomalia you dont even understand somali language,,,,,but what you are saying is that atom wasnt defeated,,,and he can even be part of a fight at the other end of bariFBISOMALIA wrote:it says that atom was part of fight and MR.rasyaser ask him for assistant?,,,,,galgalanews is one of few sites farole cant arrest,,,,president dooxa joog has give his side of the fight in a audio,,,,dont no who is lying,,,,but puntland ministers were attacked,,,,,i cant believe what would happen to farole if he had the courage to travel,,,,
-
Southie4life
- SomaliNetizen

- Posts: 481
- Joined: Thu Apr 16, 2009 10:16 am
Re: President Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio)
dont worry everything will be better insha'Allah once farole is gone,,,,what do you expect from the inhabitants of baargaal farole gave them no minister posts,,,,does he expect them to support him still?,,,,,,i always thought we needed no more military men,,,,but if none military are cowards like farole,,,,never leaves his city,,,,needs special security,,,,then bring back the military men,,,,
- damu
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: President Dooxa Joog - "Bargaal in our control" (Audio)
it also maakhir state and gaagaab state are sending their navy's to help raasmaseyrFBISOMALIA wrote:it says also SSC supply ammo to ras ass state to stop puntland InvasionSouthie4life wrote:fbisomalia you dont even understand somali language,,,,,but what you are saying is that atom wasnt defeated,,,and he can even be part of a fight at the other end of bariFBISOMALIA wrote:it says that atom was part of fight and MR.rasyaser ask him for assistant?,,,,,galgalanews is one of few sites farole cant arrest,,,,president dooxa joog has give his side of the fight in a audio,,,,dont no who is lying,,,,but puntland ministers were attacked,,,,,i cant believe what would happen to farole if he had the courage to travel,,,,
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 36 Replies
- 3159 Views
-
Last post by Nubis
-
- 2 Replies
- 438 Views
-
Last post by tightrope
-
- 15 Replies
- 1196 Views
-
Last post by Estarix
-
- 23 Replies
- 2190 Views
-
Last post by DonCorleone
-
- 4 Replies
- 29119 Views
-
Last post by aniwaa
-
- 6 Replies
- 8468 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 2 Replies
- 8077 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 2 Replies
- 8808 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 1 Replies
- 600 Views
-
Last post by The Magnificent