Page 1 of 1

Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye

Posted: Sat Aug 20, 2011 2:37 am
by Knight of Wisdom
Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye iyo Qodobo la isku Afgartay.

Image

Waftigii ay Hogaaminayeen Garaadka Guud ee Beelaha SSC Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Hogaamiyaha SSC Saleebaan Ciise Axmed {Xaglatoosiye}, ayaa waxaa habeenimadii xalay Afur iyo casho u sameeyey Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye iyo Xildhibaano ka soojeeda isla beesha Hawiye. Odaaysha ayaa waxaa ka mid ahaa Gudoomiyaha odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye Maxamed Xassan Xaad iyo Afhayeen beelahaas Axmed Diiriye Cali. Waxaa kaloo ku weheliyey xubno kale oo ka mid ah Duubabka iyo Madax dhaqameedka beeshaasi Hawiye.
Sidoo kale waxaa kulnaka qayb ka ahaa Xildhibaanada beesha Hawiye ugu jira Barlamaanka Soomaaliya, halka kuwa SSC qaarkoodna meesha marayeen, waxaana bacda Afurkii laga wada hadlay arimaha xidhiidhka ee u dhexeeya labada Beelood ee Soomaaliyeed, waxaana la isla qaatay in Midnimada Soomaaliya ay tahay lama taabtaan isla markaan maamulka SSC lagu taageero looguna mahad celiyey sida ay markastaba u difaacayaan calanka Soomaaliyeed iyo midnimada dhulka jamhuuriyada. Waxaa ay wufuudu sidoo kale dhagaysteen la islana rog rogey halka ugu haboon ee lagu qaban karo shirka wadatashiga qaybaha Soomaaliyeed ee ka dhici doona gudaha dalka.

Labada dhinac ayaa tallooyin badan ka dib waxay isku Afgarteen in shirka laga dhigo magaalo madaxda dalka ee Muqdisho taasoo Amaan ahaan iyo maaliyad ahaanba xanbaari karta, isla markaana ay tahay caasimadii Soomaaliyeed. Madaxda SSC ayaa sheegay in ay soo jeedintooda ay ka timid markeey arkeen rabitaanka shacabka SSC ee midnimada jecel, kuwaasoo aad u danaynaya in caasimadu noqoto goobta gogasha la dhigi karo.
Ugu danbeytii ayaa qalinka lagu duugey la iskuna raacay in Muqdisho ay ku haboon tahay in laga dhigo shirweynaha, maadaba amaankeeda aad loo sugay isla markaana madaxdii caalamku gaala baxayaan. Sidoo kale xildhibaanada iyo madaxda SSC ayaa ku balamay ka wada shaqaynta amaanka dalka, Midnimada iyo taageerida dawladda dhexe iyo in maamulka SSC lagu gacan siiyo Soomaalinimada ay hadh iyo habeen u Loolamayaan.

Source: Horufadhi News Desk.

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sat Aug 20, 2011 7:59 am
by abdalla11
If you guys need some advice or tutoring on how to deal with hutu's let us know at info@hutu-tutoring.mj :geek:

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sat Aug 20, 2011 10:01 am
by The_Emperior5
abdalla11 wrote:If you guys need some advice or tutoring on how to deal with hutu's let us know at info@hutu-tutoring.mj :geek:

You are very naive Majeerteen Garaad jamac garaad cali is the Most Anti Majeerteen Puntland , he is actually there to help the Hawiyes and to organize the Conference in Mogadisho and you want to help him :lol: :lol: :lol:

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sat Aug 20, 2011 10:26 am
by FBISOMALIA
The_Emperior5 wrote:

first one has nothing to provide the other one hate darood , what a complex relation :lol:

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sat Aug 20, 2011 12:55 pm
by abdalla11
The_Emperior5 wrote:
abdalla11 wrote:If you guys need some advice or tutoring on how to deal with hutu's let us know at info@hutu-tutoring.mj :geek:

You are very naive Majeerteen Garaad jamac garaad cali is the Most Anti Majeerteen Puntland , he is actually there to help the Hawiyes and to organize the Conference in Mogadisho and you want to help him :lol: :lol: :lol:
Sxb there's only one subclan who knows how to deal with hutu's, you and i both know who they are

Garaad Jamac doesn' hate nor is he anti-Majeerteen, where did you get that nonsense from?

http://www.youtube.com/watch?v=v-V6XjMF ... page#t=61s :lol:

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sat Aug 20, 2011 1:13 pm
by Babygirl-
This Idoor thinks he knows anything about Dhulos move on. :arrow: :arrow:

FBI & What do you have Gaajayaahay you probably don't have a f-king job or sweeps the streets in a dusty Arab village.. :arrow: :arrow: :arrow:

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sat Aug 20, 2011 1:59 pm
by FBISOMALIA
Babygirl- wrote:This Idoor thinks he knows anything about Dhulos move on. :arrow: :arrow:

FBI & What do you have Gaajayaahay you propably doesnt have a f-king job or sweeps the streets in a dusty Arab village.. :arrow: :arrow: :arrow:
im working sweety come to dubai and you will see 8-) :up:

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sat Aug 20, 2011 3:24 pm
by The_Emperior5
Babygirl Cadho badanida ciiidi ba so dhow Be happy :clap: :clap: :clap:

Ps i am a clan chief i know many clan chiefs

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sat Aug 20, 2011 3:36 pm
by FBISOMALIA
The_Emperior5 wrote:Babygirl Cadho badanida ciiidi ba so dhow Be happy :clap: :clap: :clap:

Ps i am a clan chief i know many clan chiefs
clan chief mmmm im impressed 8-)

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sat Aug 20, 2011 4:55 pm
by siren
FBISOMALIA wrote:
The_Emperior5 wrote:Babygirl Cadho badanida ciiidi ba so dhow Be happy :clap: :clap: :clap:

Ps i am a clan chief i know many clan chiefs
clan chief mmmm im impressed 8-)
If you want to hit on him, take him back to your tent... :lost:

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sat Aug 20, 2011 5:30 pm
by Executive
Emperior aka Khadijo Ali.........You sound like an attention seeking little girl. :lol:

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sun Aug 21, 2011 8:57 am
by The_Emperior5
Executive what is with the personal insults anigu maan ku cayey isku xiishood sawdigi ninka weyn aha miyanad soomanayn?

Re: Wufuudii SSC oo la Kulmay Odayaasha Dhaqanka Beelaha Haw

Posted: Sun Aug 21, 2011 7:34 pm
by FBISOMALIA
siren wrote:
FBISOMALIA wrote:
The_Emperior5 wrote:Babygirl Cadho badanida ciiidi ba so dhow Be happy :clap: :clap: :clap:

Ps i am a clan chief i know many clan chiefs
clan chief mmmm im impressed 8-)
If you want to hit on him, take him back to your tent... :lost:
sis sool is my home too 8-) :up: