Wasiirka Beeraha ee Dawlada Puntland in bargaal

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Wasiirka Beeraha ee Dawlada Puntland in bargaal

Post by FBISOMALIA »

Image

ENG Maxamuud Saalax Wasiirka Beeraha iyo Waraabka ee Dawlada Puntland oo Ka qaybgalaaya Shirka Wadatashiga Nabada iyo horumarinta Beelaha Calbari ee Ka dhacaaya Magaalada Baargaal ayaa manta booqashadiisii ugu horeysay ku tegay Xarunta Shirkada Kaluunka iyo Koronta Baargaal (Barfisco )

Wasiirka Ayaa waxaa ku weheliyay Booqashada Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee golaha wakiilada Puntland Dr. Salaad Xareed Cali ,

Wasiirka ayaa Booqashadiisa waxay u Badnayd Beerta Shirkada , Taas oo ay ku beeran yihiin Dhir kala duwan , sida Timir , qumbe , zaytuun , Qasab , Caws iyo dhir kale oo badan

Wasiirka ayaa kormeerkiisii looga waramay Dhibaatooyinka hortaagan Beeraha Degaanka , Sida waraabka , Waxaa kale oo uu wasiirku iyo gudoomiyuhuba ay kormeer ku tageen qaybaha ay ka kooban tahay shirkada kaluunka iyo korontada Baargaal

Image

Image

Image
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”