Page 1 of 1

Saudi Arabia Deports Somalis to Mogadishu

Posted: Sat Aug 20, 2011 7:24 am
by AbdiWahab252
So much for Saudi compassion in the Holy Month of Ramadan.



Dhalinyaro laga soo tarxiilay Sacuudiga oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho: (Sh. M. Network) In ka badan boqol ruux oo Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Sacuudiga ayaa sacadihii lasoo dhaafay soo gaaray magaalada Muqdisho.



Marka laga hadlayo dhibaatooyinka dadka Soomaalida ah ay ku qabaan xabsiyada dalka Sacuudiga oo jir dil xooggan loo geysto ayaa waxaa kuu muuqanaya heerka ay la egtahay dhibaatada heysata dhalinyarada Soomaaliyeed oo wadankooda uu ku jiro xaalad aad u adag.



Mid ka mid ah dhalinyarada Soomaalida ah ee laga soo tarxiilay dalka Sacuudiga oo ay wehliyeen in ka badan boqol dhalinyaro oo Soomaali ah oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho islamarkaana Idaacadda Shabelle ay kula kulantay Afafka hore ee garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in dhibaatooyin aad u xooggan oo ay qeyb ka tahay nolol xumo ay ku heysatay gudaha xabsiyada ay ku jireen wadanka Sacuudiga.



Mudooyinkii u dambeeyay ayaa waxaa magaalada Muqdisho soo gaarayay dhalinyaro aad u fara badan oo isgu jira haween iyo rag oo soo gaarayay magaalada Muqdisho kuwaasi oo laga soo tarxiilay gudaha wadanka Sacuudiga, waxaana markii ay soo gaaraan magaalada Muqdisho ay sheegayeen inay dhibaatooyin ay ku qabeen gudaha xabsiyada dalka Sacuudiga.


Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Re: Saudi Arabia Deports Somalis to Mogadishu

Posted: Sat Aug 20, 2011 7:28 am
by Alchemist
Adeer i thought Mogadishu was safe now that TFG took full control and shabab radicals are out of the city. Whats wrong if their returned to their peaceful city?

Re: Saudi Arabia Deports Somalis to Mogadishu

Posted: Sat Aug 20, 2011 7:34 am
by JolieFille
Alchemist wrote:Adeer i thought Mogadishu was safe now that TFG took full control and shabab radicals are out of the city. Whats wrong if their returned to their peaceful city?

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Saudi Arabia Deports Somalis to Mogadishu

Posted: Sat Aug 20, 2011 7:37 am
by JolieFille
I support deporting all somalis back to Somalia, they must take the consequences of supporting USC/SNM/SSDF and live in the paradise the post-Siyad Barre Somalia is :clap:

Re: Saudi Arabia Deports Somalis to Mogadishu

Posted: Sat Aug 20, 2011 7:44 am
by shiniile9
I wouldn`t expect These Wahabis any goodness. :down:

Re: Saudi Arabia Deports Somalis to Mogadishu

Posted: Sat Aug 20, 2011 7:49 am
by AbdiWahab252
Alchemist wrote:Adeer i thought Mogadishu was safe now that TFG took full control and shabab radicals are out of the city. Whats wrong if their returned to their peaceful city?
We are in the midst of a severe humanitarian disaster. Who will support these people :down: As a Wahabi, you will never accept that the Wahabi Emir Abdallah and the Royal House of SAud can do no wrong/

Re: Saudi Arabia Deports Somalis to Mogadishu

Posted: Sat Aug 20, 2011 7:53 am
by Alchemist
AbdiWahab252 wrote:
Alchemist wrote:Adeer i thought Mogadishu was safe now that TFG took full control and shabab radicals are out of the city. Whats wrong if their returned to their peaceful city?
We are in the midst of a severe humanitarian disaster. Who will support these people :down: As a Wahabi, you will never accept that the Wahabi Emir Abdallah and the Royal House of SAud can do no wrong/

:lol: :lol: :lol: :lol: Adeer you know that is not true..

Re: Saudi Arabia Deports Somalis to Mogadishu

Posted: Sat Aug 20, 2011 8:49 am
by galia
Another good reason why to support Israel :up:

Re: Saudi Arabia Deports Somalis to Mogadishu

Posted: Sat Aug 20, 2011 9:40 am
by uglybrother
galia wrote:Another good reason why to support Israel :up:
:down: back to the topic, cant blame the arabs because it is their country afterall. What they say goes.