Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal Cusmaan Xasan Cuke oo warhaabinta la hadlay ayaa sheegay in ay jiraan dhalinyaro aad u farabadan oo ay ku soo qabteen hawgalo ay ka wadaan Inta u dhaxaysa Degmooyinka Burtinle iyo Garowe ee Gobolka Nugaal.
Taliyuhu wuxuu sheegay Tuulada Jalam oo ka mid ah meelaha ay hawgaladani ka socdaan in maanta ay ka soo qabteen inta u dhaxaysa 40 ilaa 50 qof oo dhalinyara ah kuwaas oo qaarkood Luugaynayay qaarka kalana ay Ciidamadu gacanta ku dhigeen iyagoo baabrta saaran.
sida taliyuhu uu shagayo Hawgaladani oo maalmahan ka soconayay Degmooyinka Gobolka Nugaal ayaa waxay ku bilawdeen kadib markii uu soo banbaxay shakiga laga qabo dhalinyaro oo loo maleeyay in ay ka mid yihiin ururka Al-shabaab .
Hawgaladani waxay ku soo aadayaan xilli ay jiraan dhalinyaro farabadan oo ka imaanaysa Gobollada Koonfureed ee dalka islamarkaana ku sii qulqulaya Gobollada Puntland kuwaas oo looga shaki qabo in ay ka tirsan yihiin Ururka Al-shabaab.
http://gurmad.com/view.php?id=1365



They are fleeing Mogadisho and now they are coming to Puntland to cause chaos and Mayhem. This kufars should be all be-headed.