Dagaal dhex Maray laba Beelood oo dhimasho iyo dhaawac keenay
Shan qof ayaa ku dhimatay lix kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay galabta deegaan u dhexeeya Taleex iyo halka lagu magacaabo Xamur.
Beelahaan ayaa dagaalkoodu waxaa uu ka bilaamay dhul beereed ku yaal deegaankaas, murankan u dhaxeeya labda beelood ayaa markii danbe isu bedalay gacan hadal hubeysan.
Dowlada Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay ciidamo deegaankaasi u dirtay balse inta aysan gaarin dhulkaasi uu halkaa dagaalku ka dhex qarxay labada beelood.
Beelaha halkaa ku dagaalamay ayaa kal ah Beesha Ciise Maxamuud iyo Beesha Leelkase, waxaana haatan lagu jiraa sidii loo dajin lahaa xaalada looguna dhamayn lahaa wadahadal dhibka halkaa ka dhacay.
Maahan markii ugu horaysay oo uu dagaal ka bilaabmo isku qabsi dhulbeereed ama dhul laga qodo baraago waxaana arintaa ay noqatay mid in badan soo noq noqota oo uu dhiig badan ku daato.
Maxamed Saciid Yuusuf
Wakiilka Horseed Media
Garoowe-Puntland
http://horseedmedia.net/2011/08/20/daga ... ac-keenay/
Ilaahi ha uu naxariisto nimanka Leelkase.
Fierce Clan fighting erupts in the desert state
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: Fierce Clan fighting erupts in the desert state
grandpakhalif wrote:Dagaal dhex Maray laba Beelood oo dhimasho iyo dhaawac keenay
Shan qof ayaa ku dhimatay lix kalena waa ay ku dhaawacmeen dagaal ka dhacay galabta deegaan u dhexeeya Taleex iyo halka lagu magacaabo Xamur.
Beelahaan ayaa dagaalkoodu waxaa uu ka bilaamay dhul beereed ku yaal deegaankaas, murankan u dhaxeeya labda beelood ayaa markii danbe isu bedalay gacan hadal hubeysan.
Dowlada Puntland ayaa lagu soo waramayaa inay ciidamo deegaankaasi u dirtay balse inta aysan gaarin dhulkaasi uu halkaa dagaalku ka dhex qarxay labada beelood.
Beelaha halkaa ku dagaalamay ayaa kal ah Beesha Ciise Maxamuud iyo Beesha Leelkase, waxaana haatan lagu jiraa sidii loo dajin lahaa xaalada looguna dhamayn lahaa wadahadal dhibka halkaa ka dhacay.
Maahan markii ugu horaysay oo uu dagaal ka bilaabmo isku qabsi dhulbeereed ama dhul laga qodo baraago waxaana arintaa ay noqatay mid in badan soo noq noqota oo uu dhiig badan ku daato.
Maxamed Saciid Yuusuf
Wakiilka Horseed Media
Garoowe-Puntland
http://horseedmedia.net/2011/08/20/daga ... ac-keenay/
Ilaahi ha uu naxariisto nimanka Leelkase.
Ilaahey ha u naxaristo inti muslim ah oo meesha ku dhimatay.
grandpa maxaa ku kala duwanyihiin labada dhinaca? for me waa isku mid, waa midigteydo iyo bidixteydo oo is dilay.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Fierce Clan fighting erupts in the desert state
Waar ilaahay labadaba u naxaristo siiba kuwa leelkase 

Re: Fierce Clan fighting erupts in the desert state
Naxarista Ilaahey qabiil kuma saabsano, bina adamkuna waa u wada simanyahaya.hargaysaay wrote:Waar ilaahay labadaba u naxaristo siiba kuwa leelkase
As for you two haters, what can I say, meeshay labo Majerteen ku dhintan, 10 ba dhasho. This is a minor incident, between Puntlanders, butt out.
- abdikarim86
- SomaliNet Super
- Posts: 12077
- Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
- Location: Bristol
Re: Fierce Clan fighting erupts in the desert state
AUN
In this blessed month of Ramadan Ilaahey ha kala qaboojiyo beelaha diriray

In this blessed month of Ramadan Ilaahey ha kala qaboojiyo beelaha diriray


- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Fierce Clan fighting erupts in the desert state
Xamud iam not a hater sxb calm down waa iska kaftan after all niman daarood ismacila uunbaa is yar farafareeyay 

- abdalla11
- SomaliNet Super
- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Fierce Clan fighting erupts in the desert state
grandpakhalif wrote: Garoowe-Puntland
http://horseedmedia.net/2011/08/20/daga ... ac-keenay/
Ilaahi ha uu naxariisto nimanka Leelkase.
lol Amiin. May He bestow His mercy upon our Tanade brothers, the dead aswell as the living.hargaysaay wrote:Waar ilaahay labadaba u naxaristo siiba kuwa leelkase
and MJ
- DropkickMurphy
- SomaliNetizen
- Posts: 822
- Joined: Sat Jul 02, 2011 9:13 pm
- Location: Xaafada Iskufilan
Re: Fierce Clan fighting erupts in the desert state
hargaysaay wrote:Waar ilaahay labadaba u naxaristo siiba kuwa leelkase

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1626 Views
-
Last post by zingii
-
- 14 Replies
- 73 Views
-
Last post by ModerateMuslim
-
- 6 Replies
- 858 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 584 Views
-
Last post by newsbot
-
- 26 Replies
- 2103 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 7 Replies
- 1040 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 15 Replies
- 1321 Views
-
Last post by MinionsJSL
-
- 8 Replies
- 819 Views
-
Last post by Addoow
-
- 21 Replies
- 1365 Views
-
Last post by muslim-man
-
- 39 Replies
- 3213 Views
-
Last post by Somalian_Boqor