Iranian Foreign Minister arrives in Mogadishu
Posted: Tue Aug 23, 2011 8:46 am
says Iran will reopen its embassy in Somalia after 20 years and promises continued aid and assistance to the Somali people
Wasiirka arimaha dibada Iran oo soo gebagebeeyay booqashadiisii Muqdisho
Published on August 23, 2011 by Mowliid
Wasiirka arimaha dibadda Iran Cali Akbar Saalixi oo galabta ka dhoofay Muqdisho ayaa sheegay in dowladda Iran ay Safaarad ka furaneyso dalka.
Cali Akbar Saalixi wasiirka arimaha dibada Iran ayaa kulan la qaatay R/wasaaraha dalka Dr C/weli kadib markii uu soo booqday xerooyin barakac oo ku yaala magaalada Muqdisho.
http://radiomuqdisho.net/wasiirka-arima ... -muqdisho/