Xarakada Al-shabaab oo Magaalada Kismaayo ku Xirxirtay Rag i

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Xarakada Al-shabaab oo Magaalada Kismaayo ku Xirxirtay Rag i

Post by FarhanYare »

Arbaco, Ogoosto 24, 2011 (HOL) – Howgallo 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay gudaha Magaalada Kismaayo ka sameeyeen ciidamada Ammaanka degmada ayay kusoo qabqabteen Tiro dad ah oo ku eedeysan danbiyo kala duwan.


Dadka lasoo qabqabtay ayaa gaarayay ilaa 12 qof oo isugu jiray rag masoomayaal ah iyo dumar ku eedeysan in ay qaad ku dhex iibinayeen gudaha magaalada Kismaayo.


Taliyaha ciidamada ammaanka Maamulka Kismaayo Macallim Haaruun oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in dadka ay ciidamadu soo qabqabteen ay isugu jireen Haween qaad ku dhex iibinayay magaalada iyo rag masoomayaal ah kuwaasi oo uu sheegay in la dhigay xabsiga dhexe ee Magaalada Kismayo islamarkaasina lasoo taagi doono maxkamad si loo marsiiyo xukunka ay ka qabto Shareecada Islaamka.


Taliyaha ayaa intaasi ku daray in howlgallada lagu ugaarsanayo dadka masoomayaasha ah iyo haweenka sida qarsoodiga ah qaadka ugu dhex iibyo gudaha magaalada Kismaayo ay sii socon doonaan.


Ma ahan markii ugu horeeysay ee ciidamada ammaanka maamulka Kismaayo ay howgallo kusoo qabqabtaan dad ku eedeysan danbiyo ceynkan oo kale ah.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”