
Dr. Axmed Sheikh Maxamed oo dhanka is gaarsiinta u qaabilsan ururka ay ku bahoobeen ciidamada gurmadka ee wadamada Bariga Afrika oo loo soo gaabiyo ESFCOM. Madaxa maamulka iyo dhaqaalaha Ciidamadda East African standby Birgate (Easbrig).
Dr. Axmed who is the head of the finance and administration of ESFCOM in Nairobi, is the key person that allowed over 4000 Somali soldiers to be trained in Kenya and Ethiopia ( TFG troops in Gedo, Lower Juba, Middle Juba and the Ahlu Sunna troops in Central Somalia 70% of the soldiers trained hail from his clan Marehan,, 15% Habar Gidir and Dir, 10% Ogadeen, 5% mixture of Gaaljecel, Shiekhal, Garre etc). He is also part of ESFCOM which is an East African standby brigade, consisting different countries in East Africa, they will be deployed in Somalia soon for humanitarian assistant, and might be deployed for peacekeeping in 2015.

Inshallah South and Central Somalia will be free from Al-Shabaab and the capital is already being pacifiedDhanka kalana Ambassador Mahiga ayaa booqday xerada ay ku leeyihiin magaalada Nairobi ciidamada gurmadka deg-degga ah ee bariga Afrika.
Dr. Axmed Sheikh Maxamed oo dhanka is gaarsiinta u qaabilsan ururka ay ku bahoobeen ciidamada gurmadka ee wadamada Bariga Afrika oo loo soo gaabiyo ESFCOM
Waxaana markii uu xeradaasi gaaray qaabilay saraakiisha ugu sarreysa xerada oo uu ka mid yahay Dr. Axmed Sheikh Maxamed oo dhanka is gaarsiinta u qaabilsan ururka ay ku bahoobeen ciidamada gurmadka ee wadamada Bariga Afrika oo loo soo gaabiyo AESFCOM.
Dr. Axmed ayaa sheegay in ciidamadan ay noqon doonaan kuwo hawlgallada diyaar u noqda marka la gaaro sannada 2015-ka, balse inta ka horreysa ay ka qayb qaadan doonaan hawlaha gargaarka bini’aadannimo iyo tababarrada loo samaynayo ciidamada wadamada gobolka.

