The Gambayax Incident.

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

The Gambayax Incident.

Post by Knight of Wisdom »

http://boocameonline.com/?p=18312

shaki kuma jiro in ilaahay u dooray cidwalba deegaanka ay ku nooshahay leedahayna taladeeda,balse daaqsinta dhulka waa lawada isticmaalaa xiliyada baahidu keento oo waa mid dhaqan ah.

waxaase marag ma doonto ah in mudooyinkan dambe loo soo dhiilo dhaansaday deegaanka dhulbahante lana rabo in laqaato dhul badan oo ay leeyihiin iyadoo loosoo marayo ama la adeegsanayo maamulada jira oo noqday aalad laysku dhagro ama wax lagu fushado sida tii ka dhacdy kalshaale hadda ka hor iyo dhacdadan dambe ee gambayax oo ah deegaan dhulbahante kana tirsan degmada taleex oo sababtay dhimasho kadib markay isku dileen laba beelood oo degta dgemada garoowe shaqana ku lahayn goobta ay ku dirireen,balse daaqsin u yimi.

hadaba ma cusba dhacdooyinkan waana kuwo wax kasii waaweyn lagu doonayo;

1.in nabadgelyo xumo la dhexdhigo beesha reeer taleex ee deegaanka leh iyo beelaha kale ee daaqsinta u yimaada guud ahaan ba deegaankooda.

2.iyo dhul boob guud oo ku wajahan deegaanka dhulbahante oo ay wadaan beelaha hareeraha ka kala xiga arinkaas oo ah mid ay horeyba ugu taamayeen,gambayaxna xaalku ka gun weyn.

hadaba waxaanu ugu baaqaynaa cidaha falka ka wada deegaanka gambayax inay ka waantoobaan hadii laysku dayo in deegaan laga dhigtona ay daaqsinkii loo ogolaaday waayi doonaan intii dhimatayna waan uga tacsiyeynayaa.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: The Gambayax Incident.

Post by Xamud. »

I dont understand the meaning of this article, Gambayax is on the outskirt of Garowe, how in the hell did it become Dhulbahante land?
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: The Gambayax Incident.

Post by udun »

Xamud. wrote:I dont understand the meaning of this article, Gambayax is on the outskirt of Garowe, how in the hell did it become Dhulbahante land?

Bro Xaamud, meeshaan internetka dad baa iska buuxa fidno uun ka shaqeeya oo aan shaqo ka lahayn. badankoodu ma shaqeeyaan ee cayr bay qaataan, markii they only way they can kill their time is to promote hate against brotherly clans. For some reason,, these people's hate against PL is beyond redemption. This article is no different than that. It is all about incitement of hate and animosity against brotherly clans. Ignoring is always the best. At the end of the day, reasonable people will tell them to f-ck off with their stupidity and endless incitement of violence between brotherly communities.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: The Gambayax Incident.

Post by Xamud. »

Udun I dont know much about Gambayax, but does it belong to dhulbahante? I have heard its on the outskirt of Garowe, but then again I have been told Boocame is also on the outskirt of Garowe, and its Dhulbahante(Hassan Ugaas) town as I have heard.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”