Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
Mujahid Adan Cabdi Abyan Adan cade dies in England,
Ilahoow ku naxariiso
Ilahoow ku naxariiso
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
-
- Posts: 235
- Joined: Tue Aug 16, 2011 5:15 pm
- Location: Berbera
- Hargaysa1982
- SomaliNetizen
- Posts: 656
- Joined: Tue Jul 12, 2011 10:42 am
- Location: SIINAY (Hargeisa)
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
Allaah ha u naxariisto bil khayr qabta ayuu dhintay may Allaah make his grave spacious for him, and wash him with water, snow and ice and purify him of all his sins like a piece of white cloth is cleared from dirt, and grant jannatil firdaws ameeeeen...
- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
AHUN
Emperor;yuu ahaa mujahidku
Emperor;yuu ahaa mujahidku
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
Alle ha u naxariisto Aaamiin 

- Knight of Wisdom
- SomaliNet Super
- Posts: 6609
- Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
- Location: Eiffel Tower
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
Why is every Isaaq guy that dies a "Mujahid"?
Anyways, if he wasn't a war criminal, then AUN.

- CORRUPTION
- SomaliNetizen
- Posts: 956
- Joined: Thu Feb 05, 2009 10:31 am
- Location: The DON "HMC" Click Via London
- Contact:
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
Hargaysa1982 wrote:Allaah ha u naxariisto bil khayr qabta ayuu dhintay may Allaah make his grave spacious for him, and wash him with water, snow and ice and purify him of all his sins like a piece of white cloth is cleared from dirt, and grant jannatil firdaws ameeeeen...
Amiiiiiiin

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
horta taarikh nololeedkisa yaa inoo soo daabici kara.....
meel tacsi taal bay kula so hoos boodaysa wax an mesha loo joogin
meel tacsi taal bay kula so hoos boodaysa wax an mesha loo joogin
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
Mr alfaas i will do that ,,
Seemeyar Mujahidku was Arab Bin Sheikh isxaaaq, he he played a Huge rule in the SNM struggle.
Seemeyar Mujahidku was Arab Bin Sheikh isxaaaq, he he played a Huge rule in the SNM struggle.
- Nabadiyocaano
- Posts: 221
- Joined: Tue Jul 19, 2011 9:23 am
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
AUN.
I know the family very well - one of his sons is my friend. Waa inaan tacsiyadeeyaa insha allah
I know the family very well - one of his sons is my friend. Waa inaan tacsiyadeeyaa insha allah
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
Presiden Siilaanyo sends his Condolences
Madaxweyne Siilaanyo oo dhambaal tacsi ah u diray qoyskii Marxuum- Aadan Cabdi Abyan
August 26th, 2011
Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa dhambaal tacsi ah u diray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay ILAAHAY ha u naxariistee Marxuum-MUJAAHID AADAN CABDI ABYAN (AADAN CADE), oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska.
Madaxweynuhu waxa uu sidaasi ku sheegay dhambaal tacsi ah oo uu soo saaray caawa oo u dhignaa sidan “Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid MUJAAHID AADAN CABDI ABYAN (AADAN CADE) oo ka mid ahaa saraakiishii sarsare ee SNM, MARXUUMKA oo ku geeriyooday Cariga ingiriiska.
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJUCUUN

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
Who can forget muj aadan cade and what he did at the night of 31 may 1988
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun
here is a picture of Mujahid Adan CabdI Abyan

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 547 Views
-
Last post by kaliil
-
- 9 Replies
- 1210 Views
-
Last post by Meyle
-
- 3 Replies
- 894 Views
-
Last post by Twist
-
- 55 Replies
- 629 Views
-
Last post by Meyle
-
- 10 Replies
- 1282 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 0 Replies
- 263 Views
-
Last post by surrender
-
- 4 Replies
- 412 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 18 Replies
- 1739 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 4 Replies
- 657 Views
-
Last post by COSTA